Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Dagaal ka dhacay Jubbada hoose


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


Dagaal ka dhacay Jubbada hoose

(OgadenToday Press)- Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dagaal xooggan uu ka dhacay Jubbada hoose Alshabab ayaa sheegatay inay dilleen 12 Ciidamada Kenya ee AMISOM ah meesha warar kalle sheegayaan in Alshabaab lagu dhuftay Khasaare xooggan.

Alshabaab

Dagaalkan ayaa la sheegay innuu ka dhacay inta u dhaxaysaa Qooqaane Iyo Afmadow. Illaa hadda ma jiro wax haddal ah oo ka soo baxay Dowlada Kenya.

OTP

One Response “Dagaal ka dhacay Jubbada hoose”

  1. avatar April 19, 2016 at 10:36 am

    Salaan kadib qodobka 106 suggule masoogalinkarta macnaynta dasturka ithobiya
    Mahadsanid
    Halgame Cabas
    Dk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin