Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Qoraal Tijaabo ah: Mudaaharad Edmonton Iyo Australia


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


 

3

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Canberra  ee caasimada  wadanka Australia  Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadkan ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Jaaliyaadka Soomalida Ogadeniya & Jaaliyada Oromiya ee ku dhaqan wadanka Australia.

Haddaba mudaharaadkan  masu´liyiin ka mid ahaa ka  soo qayb galayaashii mudaharaadkan   ayaa la kulmay Wasaarada ArrimhaDibada ee wadanka Australia, halkaas oo ay si fiican ugu sharaxeen xasuuqa ay Ciidamada Woyahanu ku hayaan shacuubta ay gumaystaan ee xoriyad u diririka ah.

ONA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin