Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo: 9 Jir Siyaasi ah oo Reer Ogaadeeniya Taageero ka sugaya!

Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

Hadaad muddo baddan aragtay Aqoonyaho ama Odoyaal sidoo kalle Dhalinyarro si aad ah ooga hadla Siyaasada Soomaalida aadna uga hadla qabyaalada waxaa hadda ku sii biiray Caruurta. Eed malahan Caruurta waxaa sabab u ah Warbaahinta Qaldan ee Soomaalida oo mar walba maskax maydh ku samaysa Caruurta sababtoo ah wiilkan yar wuxuu sheegay inuu waxan oo dhan ka bartay TV. Bal nala daawo adaaba yaabi doonee!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin