Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo- ONLF oo ka hadashay Shidaalka


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Cabdi Raxmaan Sheekh Mahdi oo ah Madaxa Arrimaha Dibada ee Ururka ONLF ayaa haddal ka soo saaray xaalada Gobalka Ogaden gaar ahaan arrimaha Shidaalka Ogaden oo ah kuwa xaasaasi ah. Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in arrinta Shidaalka uusan ahayn mid sahal ah. Cabdi Raxmaan wuxuu la hadlay guud ahaan Shacabka Ogaadeeniya sidoo kalle wuxuu ka muujiyay in aysan suurgal ahayn in Shidaalka Ogaden aan la soo saari karrin.

Isagoo haddalka sii wata wuxuu sheegay in 100 sanno ka baddan Dagaalamayeen isla markaana illaashanayeen Khayraadka Gobalka Ogaden. Wuxuu sheegay in Shacabka Jabuuti ay yihin walallo xukumada Jabuutina ay noqotay Dowlada u adeegaysa Boobka Ogaadeeniya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin