Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

War Deg-Deg ah: Madaxda ugu sarreeysa TPLF


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


Breaking-News-Large-650x366-533x3001

(OgadenToday Press)- Madaxda uggu sarreysa Hogaanka Xisbiga TPLF ee tallada Dalka Itoobiya haya ayaa kullan xasaasi ah isugu yimid. Kullankan ayaa la sheegay in laga arrin sanayo Siyaasada qalafsan ee soo wajahday Dalka Itoobiya.

Dalka Itoobiya oo ay ku nool yihiin 90 Milyan ayaa waxaa hadda ka socda Mudaaharaadyo xooggan oo ay wadaan Qoomiyadda ugu baddan ee Dalka ee Oromadda. Qoomiyadda Oromada ayaa kacdoon kooda lagu saleeyay arrimo gamuuray oo Siyaasada Dalka Itoobiya ah.

Mudaaharaadyaddan ayaa waxaa ku dhintay dad kor u dhaafayaa illaa 200. Maalmaho kahor waxaa RW Dalka Itoobiya Haile Mariam Deselam oo u warayaya Warbaahinta Caalamka uu raali galin ka bixiyay Dadka ku geeriyooday. Tallabaadan ayaa dadka u dhuun duleela Siyaasada Dalka Itoobiya ku sheegeen haddal aan looga baran Dowlada Itoobiya.

OgadenToday Press

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin