Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Deg-Deg- Ururka ONLF oo loo doortay Hogaanka Mucaaradka Itoobiya


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OTP)  Kullanka uga socday Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea Mucaaradka Isbahaysiga Mucaaraadka Itoobiya ee PAFD ayaa Gudoomiyaha Isbahaysiga waxaa loo doortay Ururka ONLF.  Madax ka tirsan Ururka ONLF ayaa ku suggan Eritrea oo uu Hogaaminayo Maxamed Cumar Cismaan Gudoomiyaha Ururka ONLF. la soco wixii ka soo kordha.

Ogadentoday Press

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin