Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Caasimada Gobalka Nogob Ceelweyne oo la dhisayo+ Xogta Gobalka Nogob


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

(OgadenToday Press)- Warar ka imanayaa Maamulka DDS oo ay ka soo xiganayaan Dadka ka soo Jeeda  Gobalka Nogob oo ka kooban  degmooyinka Sagag  Garbo,Dhuxun,Xaraarey, Cayuun, Ceelweyne. Dowlada Dhexe ee Federaalka ah ayaa  ansaxisay Seddex Waxyaabood oo muhiim u ahaa Shacabka Gobalka Nogob, Sida  . Isbitaalka Guud, Isgaarsiinta, Dugrisaha Sarre ee Nogob kuwaas oo laga dhisayo Caasimada Gobalka Nogbeed Ceelweyne.

Khayra’aadka uu caanka ku yahay Gobalka waxaa ka mid ah Durdurka Qari-Juqood oo aan gudhhin, Mercury la aaminsan yahay innuu ku jiro Buurta Cirey. Dadka Deegaanku waa Xoolo dhaqato waxaana ay leeyihiin Dhulbeereed aad u balaadhan oo Afka Ceelweyne gaadha. Waxaana ay leedahay Togaga waa weyne sida Samane Iyo Daawadiid.

Munaasabada Dabaal Degga Gobalka ayaa si weyn uga socota Caasimada Gobalka ee Ceeleyne iyadoo Madax ka socota Dowlada Federaalka ah iyo Maamulka Kililka DDS ay goob joog ka yihiin.

OgadenToday Press

3 Responses “Caasimada Gobalka Nogob Ceelweyne oo la dhisayo+ Xogta Gobalka Nogob”

  1. avatar
    Keynan
    March 23, 2016 at 1:21 am

    Maxaa Laku heshiiyay Waa inaaan Ogannaaa. Ogadenia Xoriyad beyrabtaaaa saaaas malaku heshiiyayand

  2. avatar
    Ali
    March 23, 2016 at 7:56 pm

    Qoraaga waan salaamay .
    Lakiin waan la kaftami oo waxaan leeyahay qormadan qabyaalad baa ku qaaday wayna ka duwantahay kuwii lagaaga bartay . Ceel wayne oo aan garan hadaad saan u buun buunin

    • avatar March 23, 2016 at 11:29 pm

      Waan Soo dhawaynaya Gobalka Nogob gaar ahaan Casimada gobalka Nogob ee Ceelwayne , hurumarka gobalkaas wa wax lagu faraxo waaye wax laga naxo ma ahan .
      dadka cuqdaysan ee marka reer kooda dagmo loomagacabo faraxsan dagmooyin kale na ka naxayo markii lamagacabo waba dad cuqdaysan , maxay bal had aku kala duwan yihiin Abdi ilay iyo Mahdi ayuub oo Nogob fiiq casimad ka dhigay iyo khadar macalin oo dagmooyin magacabay kk yaab cida qabiil aa ka buuxo walee

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin