Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo- Safiirkii horre ee Maraykanka oo Qorshaha Zenawi ee Soomaaliya Iyo Eritrea Xaqiijiyay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)-  Ambassador David Shinn oo ahaa Safiirkii horre ee Dowlada Maraykanka u joogay Dalka Itoobiya Sannadihii 1994-1998 ayaa sheegay in uu Zenawi ku yiri waxaan doonaynaa in Itoobiya dib u qaadato Dhulka Eritrea sidoo kalle Soomaaliya!

Safiirka ayaa sheegay in xilli ay kulmeen Melez Zenawi Raisul Wasaarahi horre ee Itoobiya ee Geeriyooday uu u sheegay in doonayaan inay qaataan labbada Dal ee Soomaaliya Iyo Eritrea. Safiirka ayaa sheegay inuu yahay oo ku yiri sidee u noqonaysaa surta gal muxuu yahay Qorshuhu?

Daawo Hoos

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Muuqal/vidoes

avatar

About admin