Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

AP

Dagaal Xooggan oo dhex maray Alshabab Iyo Galmudug


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press) Dagaal xooggan ayaa dhex maray Falaagada Alshabaab Iyo Maamul Gobaleedka Galmugud ee Koonfurt Soomaaliya.  Dagaaladan ayaa la sheegay inay ka dhacaayaan Dhulka Xeebaha ah. Si weyn waxaa loo rumaysan yahay in Kooxda ” Terrorist” Alshabaab ay yihiin Ciidamo ka soo hadhay kuwa laga saaray Puntland.

DFS ayaa sheegtay in Hub Iyo Ciidamo u dirayso dhanka Maamulka Galmudug.  Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Dagaalku uu ka socda Deegaanka.  Cabdi Kariim wuxuu la hadlay Warbaahinta. Idaacada VOA ayaa sheegtay in Dagaalku dhacay balse aan xog dhab ah laga hayn.

OgadenToday Press

 

Tags: , , , , , , , ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin