Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Dowlada Itoobiya oo sheegtay in Qamandi baddan u baahan yihiin


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Pres)- Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka ee Reuters waxaa Dowlada Itoobiya dalbatay 4999,000 Meteric Tan oo Qamandi ah. Xukumada ayaa sheegtay in kula talaacayo arrimaha Abaarta oo ku dhuftay Qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya.

Sannadka 2015-2016 aan ku jirno waxaa Dalka soo wajahday abaartii u xumayd abid muddo 50 sanno ah waxaana sidoo kalle garab socday Mowjado siyaasadeed oo u dhaxeeya Qoomiyadda Oromada Iyo Dowladda.

OgadenToday Press

Tags: , , , , , , , ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin