Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Madaxweynaha Kililka oo Booqasho ku Jooga Qabridahar+ Sawirro


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Madaxweynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamud Cumar Iyo Wafti la socota ayaa dhulka safar ku maraya Iyagoo Booqashadan igu magac daray Roob Doon Iyo Indha-Indhaynta Mashaariicda Gobalka ka socota. Safar ayuu ku tagay Garoonka Diyaarada Magaalada Qabridahar oo dhismo wali ka socdo. Waxaa sidoo kalle uu gaadhay Degmada Cusub ee Alleelle oo ah Meesha Shidaalka laga qodayo.

Dadka Degmada Alleele ayaa si weyn u soo dhaweeyay Waftiga waxaana Muuqaalka ka muuqda Shiinays baddan oo Goobta Jooga Kullanka. Muuqaaladan waxaa lagu baahiyay Bogga Afka Dowlada ku hadla. hoos ka daawo Sawiradda

1 2 3 4 5

Tags: , , , , , , , ,

3 Responses “Madaxweynaha Kililka oo Booqasho ku Jooga Qabridahar+ Sawirro”

  1. avatar
    mohamed
    March 26, 2016 at 12:40 pm

    shidaalka ogadenia in layskala boxo rali kama nihin kamana ahan dono

  2. avatar March 26, 2016 at 12:41 pm

    yahuu

  3. avatar March 26, 2016 at 12:47 pm

    shayadhinta allow naga qabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin