Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo- Dagaal Beeleed Wajeer Iyo Gaarisa- Dhimasho Iyo Dhaawac


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press) Dagaal beelood ayaa ka dhacay Gobalka Waqooyi Barri ee Kenya. Dagaaladan ayaa waxaa isku laayay Labba Beelood oo walaallo ah kuwaas isku haya arrimo dhul. Illaa hadda Khasaaraha labbada dhan soo kala gaadhay ayaa la sheegay inay dhan yihiin 3 qof.

Odoyaasha, Culumadda Iyo Masuuliyiinta Gobalka Waqooyi barri ee Kenya ayaa la sheegay inay ku jiraan dadaallo nabadeed oo labbada dhan ah. Muuqaalkan hoose waa mid laga soo daayay Dagaalkan oo Warbaahinta Kenya faafisay.

Tags: , , , , , , , , , , ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin