Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

XOG-Afhayeenka Barlamaanka Itoobiya oo la Xanibay+ Duqa Addis Adis Ababa


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


Addis Ababa (OgadenToday Press)-  Afhayeenkii Barlamaanka Itoobiya Cabdalle Gemadhu Iyo Masuuliyiin kalle oo ka Tirsan Dowlada Itoobiya ayaa guud ahaanba la xanibay Dhaq-Dhaqooda Dhanka Safarka sida ay shaacisay Mid ka mid ah Warbaahinta Mucaaradka Itoobiya ee Fadhigeedu yahay Dalka Maraykanka, ” Ethimedia”

DukSidoo Kalle waxaa guud ahaanba la xanibay Safirkiisa Duqa Magaalada Addis Ababa Driba Kuma. Duqa Magaalada Iyo Afhayeenka Barlamaanka oo labbada ka soo Jeeda Qoomiyadda Oromada ayaa lagu eeeyay inay ka xun yihiin sida Dowladu u dhaqantay Qoomiyada Oromada.

Ethiomedia waxaa Maamula Aqoonyahan Tigree ah midkaas si aad ah uga taxadar Wararka waxaana uu soo qaata Warar dhab ah oo uu ka helo Masuuliyiin Dowlada ah.

Gudoomiyaha Barlamaanka Iyo Duqa Magaalada Addis Ababa ayaa labbada laga qaaday Passpoorka waxaana la sugayaa in lagu sameeyo daba gal dheeri ah.

OgadenToday

Tags: , , , , , ,

One Response “XOG-Afhayeenka Barlamaanka Itoobiya oo la Xanibay+ Duqa Addis Adis Ababa”

  1. avatar
    Omo
    March 29, 2016 at 4:48 pm

    Aba Dula was close to Alemayehu Atomssa the previous President Of Oromia, many say Alemayehu Atomssa was assasinated by Azeb Mesfin and Co. few years ago then replaced by Doctor Muktar Kedir-the new President . Alemayehu Atomssa was known to be not willing to let pro TPLF investors evict Oromo farmers from their lands as Muktar Kedir . T-TPLF officials put puppet Muktar Kedir to take over Oromia same as they did to South Omo. It is known in South Omo 98% of the land is currently under TPLF officials while 2% of the total land are only owned by locals . Unlike Alemayehu Atomssa the new president of Oromia Doctor Muktar Kedir is involved in giving away Oromos lands to T-TPLF symphatizers corrupt diaspora returnees in a very rapid pace, allover Oromia . If things don’t change quick many say Oromia is not far from South Omo’s fate .

    http://www.siitube.com/azeb-mesfin-allegedly-contributed-to-the-death-of-ale-atomsa_96b3e35ec.html

    http://www.siitube.com/azeb-mesfin-allegedly-contributed-to-the-death-of-ale-atomsa_96b3e35ec.html

    http://amharic.ethsat.com/%E1%89%A0%E1%8B%B0%E1%89%A1%E1%89%A5-%E1%8A%A6%E1%88%9E-%E1%88%85%E1%8B%88%E1%88%83%E1%89%B5-%E1%8B%A8%E1%88%9A%E1%8B%AB%E1%8A%AB%E1%88%82%E1%8B%B0%E1%8B%8D%E1%8A%95-%E1%8B%A8%E1%88%98%E1%88%AC/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin