Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Puntland oo Nidaamka 4.5 Taageertay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Wararka is daba socda ee ka soo baxaya Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in Maamulku uu qaatay taageerayna nidaamka 4.5 midkaas oo in muddo ah uu diidanaa murran badana ka taagnaa. Dadka ayaa is waydiinayaa Haddii Puntland ay qaadanayso nidaamkaas maxay markii horre ku diiday?

Wafuud baddan oo ka kala socda IGAD, Dowlada Soomaaliya, Itoobiya Iyo Maamulka Jubbaland oo uu Hogaaminayo Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sii fool leh Magaalada Garoowe sida illa lagu kalsoon yahay u sheegeen Warbaahinta OgadenToday Press.

Masuul diiday inaan Magaciisa shaacino ayaa xaqiijiyay in Maamulka Puntland uu taageeray uuna si rismi ah u qaatay Nidaamka 4.5.

Masuulkaas ayaa intaas ku sii daray in Heshiis lagu saxiixi doono Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

OgadenToday Press

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin