Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawasho wacaan: Ceelweyne Caasimada Gobalka Nogob


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


5 Responses “Daawasho wacaan: Ceelweyne Caasimada Gobalka Nogob”

  1. avatar
    aden
    April 6, 2016 at 7:49 pm

    qooraaga web-ka qofka uu yahay , ceelwayne ayaa qayaxay .
    ileen qaran ma ahayn wuxuu meesha ku hayay ee qabyaalad bay ahayd .
    umaddu ma ceel wayna ayay u bugtay , mise calan . wabakan cunugii ree caliwanaag ceel wayne uun ka dhamaan inuu xayaysiiyo .
    xataa away degmooyin iyo goballe kale ayaa la magacaabaye, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    waad dhawayd walaal ileeen

    • avatar
      h maallin
      April 7, 2016 at 10:04 pm

      Aden adiga waxaad ninkaag webka qora ku maagtay maxaad ku maagtay? Waa arin iska caadi ah in ruuxu meesha uu ka soo jeedo war fiican kasoo yeedho inuu farxo taasina qabyaalad Laguma tilmaami karo ee bal adigu dib isugu nnoqo

  2. avatar
    h maallin
    April 7, 2016 at 2:16 am

    war waxaan ma runbaa? mise waa riwaayad? meel aan waxba kajirin hadday noolaynayaan waan arki doonaa, waxaan umalayn inaan muddo dhow ceelwayne caasimad u ekaan doonin balse la arki doone

  3. avatar
    Ali
    April 7, 2016 at 11:40 am

    Ninkuu ilaah xoola siin dadkeeduu siiyaa .
    Ina ilay waxaa loo dhiibay qorshe ka koobnaa 3 marxaladood.
    1. In dadka la laayo la bah dillo . La damiir dilo . Wuu fuliyay midan
    2. Inu hantidooda dhaco magacyo ksla duwan . Dids :gibir . Gurmad iyo gobolls samayn iyo khsyraad soo saarid .. hada ayuu wadaa midaas
    3. In dadka uu qixiyo inna uu xeryo sil8g lagu wareejiyay ku xareeyo markaana dalka lala wareego . Taasna waxay uga xidhantahay sida tan 2aad ugu hirgasho.

  4. avatar April 8, 2016 at 12:14 am

    Aden. Wiilka Website ka leh nin Qarsoon maba ahan Qabiilkiisa iyo meshuu ka soo jeedana waa la yaqanaa , Laakinse Qabiilaystaha ad ku shegtay kolay adiga ayuuba kaa muuqadaa, Tusaale yar ayaan ku tusi, Dhulka Ogadenia wali Gumaysi buu ku jiraa Madaxweyna walba soo maro Dagma ama Gobal ayuu magacabaa asaga oo Gumaysiga mesha joogo shaxda loo dajiyay ku dhaqaaqayo , MAHDI AYUUB , Caasimada Gobalka Nogob Fiiq oo tuulo ah una qalmin ayuu ka dhigay marka maxaay ku kala duwan yihiin ABDI ILAY IYO MAHDI AYUUB, Meelaha ay magacabaan , mise waa keygana jacli kadana kulama jacli?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Muuqal/vidoes

avatar

About admin