Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Muqdisho: Weerar lagu qaaday Xamar Jajab


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay tiro ka badan tobana way ku dhaawacmeen kadib markii dhawr hoobiye ay ku dhaceen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, sida ay BBC-da u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhamaantood ahaa rayid ay madaafiicdu ugu tagtay guryahooda iyo wadooyinka.

Lama garanayo halka madaafiicdani bartilmaameedkoodu ahaa.

Dhawr jeer ayaa sidan oo kale hoobiyayaal lagu soo tuuray degmooyinka magaalada Muqdisho.

Xigasho: BBC

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin