Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo- Safiirka Itoobiya ee Maraykanka oo shir Laga eryay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Barta Internetka ee Youtube ayaaa waxaa la soo dhigay Muuqaal Xiisad baddan ka muuqato oo ah Safiirka Itoobiya ee Maraykanka u jooga oo shir laga eryay. Muuqaalka ayaa waxaa ka muuqda Safiirka oo Albaabka ay ka saarayaan Dhalinyaro ku doodayaa inuu meel ku sheego Shacabkii Oromada ee la xasuuqay. Dhalintan ayaa ku dhawaaqayay Kalmada “Liibaa” oo Macnaheedu tahay Tuug!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin