Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Jabhad Cusub oo Bariga Afrika ka dhalatay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Sida lagu qorey wargayska Caanka ah ee New York Times, Warbaxin uu qorey Wariye

Qoraalka ayuu Wariyehu ku sheegay in aysan jirin : Jaceel walalnimo oo ka dhaxeeya Islaamiyiinta ka dagaalamaya Bariga Afrika. Wuxuuna sheegay in meel fagaare ah ay Jabhadan Cusub ka aflagaadaysay Hogaamiyaasha Ururka Soomaaliya ka dagaalama ee Alshabaab (UGUS). Kalmada UGUS ayaa waxaa soo hindisay Taliska Sirdoonka Soomaaliya. Waxaana laga soo gaabiyay Ururka Gumaadka Ummada Soomaali.

Qoraal lagu baahiyay Bogga Internetka ee Twitter ayay Jabhadan Cusub ku sheegtay in Alshabab ay noqotay  Nafsiyan Maxbuus Bariga Afrika ku suggan.

Qoraalka iyadoo la sii wada ayaa lagu sheegay in  Kooxda UGUS, Alshabab noqdeen kuwo Dariiqa Rabbi (Alle) aan waxba ku xalin.

Alshabab si dhab ah uguma jawaabin Qoraalkan balse waxay maalmo kadib soo bandhigeen weerarka ay ku qaadeen Saldhiga Ceelcade midkaas khabiirada dhanka Militariga aaminsan yihiin inay ahayd tallaabo fariin looga dhigayay Kooxda Cusub.

Dib kala soco wixii ka soo Kordha.

Qoraalkan waxaan ka soo xiganay Mareegta- Shabab and East African Front Militants Compete for Notoriety

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin