Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

4 Bilyan Mashruuca Gaaska Ogaden


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(Soomaalipost.com)- Shirkada Shiinaha ee loo yaqaan Poly GCL ayaa sheegtay inay go,aan ka gaadheen sii wadida Mashruuca Shidaalka ama Gaaska Dabiiciga ah ee laga helay Dhulka Soomaalida Ogaden (Soomaali Galbeed) oo muran baddan uu ka taagnaa mudooyinkan.

Shirkadan ayaa sheegtay in Mashruucan uu ku kacayo adduun gaadhaya 4 Bilyan oo Dollar. Mashruucan oo laga wado goobta lagu magacaabo Jeexdin oo ka tirsan Gobalka Quraxey ayaa la sheegay inay arrin farxad galisa kala kulmeen labba Ceel oo laga qodday goobtaas.

Qoraalkan oo buuxa Xogtiisa gal  Soomaalipost.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin