Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Sawir- Google

Nairobi- Shirka Xubnaha Kaadirka ONLF


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


Nairobi Kenya- Xubnaha Kaadirka Ururka ONLF ee raadinaya Gobanimo doonka Dhulka Soomaalida Ogaden ee Itoobiya maamusho ayaa kullan ku qabsaday Dalka Kenya.

Kullankan ayaa looga hadlay arrimaha halganka Iyo Qorshayaasha Ururka. Xubnaha Kaadirka ayaa kullankan qoddobo ka soo saaray Iyagoo qoddobada sidan hoose u qornaayeen.

1-In la dar-dar galiyo Hawlaha Halganka ee kasocda Bariga Africa.

2-In Kor looqaado wacyiga xubnaha Jaaliyaadka Bariga Africa.

3-In laga hortago Qorshayaasha cusub ee cadawga oo kudhisan iska Horkeenka bulshada.

4-In la xoojiyo abaabulka guud ahaan bulshada ree Ogadenia ee Bariga Africa kudhaqan.

5-In la Qabto simanaaro xubnaha lagu barayo xeerka iyo shuruucda kala duwan ee Jabhada.

OgadenToday Press

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin