Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Bahardar oo Shirkaa Tana Forum lagu soo gabagabeeyay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(Ogadentoday Press)-  Magaalada Bahardar ee Gobalka Qoomiyadda Axmaarada ee Itoobiya waxaa ka socday maalmahan Kullankaa 5aad ee loogu magac daray Tana Forum midkaas oo looga hadlo arrimaha Amniga Qaarada Afrika.

Qoddobada ugu muhiimsan ee Kullankan looga hadlay waxaa ka mid ahaa, xaaladda nabadgelyada iyo amniga ee Africa, doorka qaaradda ee amniga caalamka, iyo fikrado is-dhaafsi la xiriira tayeynta amniga iyo xalinta xasaradaha.

Kullankan waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, Madaxweynaha Togo , Faure Essozimna Gnassingbé, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan,Xasan Cumar al-Bashiir, Madaxweyneyaashii hore ee Botswana, Mauritania, Xoghayihii Guud ee hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, , wakiilo ka socdey dalalka kale ee Afrika, beesha caalamka iyo khubaro caalami ah oo arrimaha amniga qaabilsan.

tana

Sidoo Kalle Kullankan waxaa isna doonayay inuu dadka bartaan Madaxweynaha Puntland oo kullamada noocaan oo kalle ah mar walba aada.

Ogadentoday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin