Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Maxaa ka Jira in Gudoomiyaha Jabhada ONLF safar ku tagayo…


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(OgadenToday Press)- Warar aan si rismi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Ururka ONLF uu ku tagi doono Dalka Koonfur Afrika.

Ujeedada Dhabta ah ee safarkan ma cadda balse safarkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli Xubno ka mid ah Ururka ONLF oo dhan illaa 7 qof sheegeen inay Xubinimada Ururka ka baxeen. Haddii u jeedada Safarka ee Gudoomiyahu saas tahay waxaa waa mid aan qiimeyn doono xilligeeda!

Xubnaha Ururka ayaa markalle qoraal soo dhigay bogga Facebook kaas oo ay ku sheegeen innay Halganka taageereen isla markaasna wixii horre iska ilaawaa midaas.

Su,aasha  u baddan ee la is waydiinyo ayaa ah Kaadarinimada ama Xubinimada ONLF ma mid ” Iskaa ah baa” Volunteerism” mise waa mid Qasab ah !

Dib ayaan wixii faafaahin ah ka soo gudbin doonaa.

OgadenToday Press

5 Responses “Maxaa ka Jira in Gudoomiyaha Jabhada ONLF safar ku tagayo…”

  1. avatar April 18, 2016 at 9:10 pm

    Xubinimada ururka onlf Wa mid muqadas ag

  2. avatar
    Ali
    April 20, 2016 at 7:54 pm

    Qoraaga webkan waa cadaw nagu dhax jira oo meel fog tooganaya.

    Walaahi ninkan warkiisa yaan ls fudaydsanin

  3. avatar
    Ali
    April 20, 2016 at 7:56 pm

    Wuxuu iska dhigayaa nin halkanka u naxaya lakin wuxuu tooganayaa ceeba qufid . Kala dhaki inuu ku abuuro halganka iyo inuu toosh ku shido dhaqdhaqaaqs xubna. JABHADA

  4. avatar
    Abadalla
    April 21, 2016 at 1:25 pm

    Runtii In war lasheegaa waa shay caadi ah hadii qofku yahay qof wariye ah oo madax banaan taasi waxay unoqonaysaa qofka iyo damiirkiisa.
    Haduu yahay cadow iyadana wa layaqaanaa oo wixii uu doono ayuu qori karaa.
    waxaa kale oo jira in laga yaabo in uu u arkayo in waxa uu qoray ay maslaxo iyo taageero utahay halganka hase ahaatee sidaas si kaduwan ay tahay.
    hadaba aniga iyo aragtidayda waxa ila quman wiilasha qoraa websitekan wax badan oo fiicana way qoraane yaynaan kula boodine waa in loo sheegaa in ay qodobkaas la qoonsaday meesha kasaaraan oo ay kubadalaan wax yaabo kale oo halganka xoojin kara.
    marka waxaan ugu baaqayaa in ay qoraalkaas kasaaraan si niyad wanaag ahna u arkaan, haday xubno kabaxeen ururka ama kubiireen waa shay soo jiri jiray jirina doona mana ahan wax cusub oo war laga dhigo.
    Gudoomiyuhu haduu south Africa usocdo oo aynay warbaahinta rasmiga ee ururku soo oqrin waxaan haboon in aan lasii oqd qodin oo faraha laga qaado.
    waxaanan kula talin lahaa dhalinyarada qorta website ka in wixii kusaabsan ururka dhexdiisa ay kasoo xigtaan websiteka rasmiga ah ee ogadennet.com, si aysan cidina uqoonsan qoraalkiina.
    waad mahadsantihiin raalina hala iga noqodo haday cidi qoonsato qoraalkayga.

  5. avatar April 27, 2016 at 7:19 pm

    Yaaanlafidyoon waxaan laxaqiijin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin