Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Saldhig Militari oo Imaaraadka Assab ka samaystay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


Dalka Imaaradka Carabta ayaa la sheegay innuu saldhig Ciidan (Militray) ka samaysanayo Marsada (Dekadda) Dalka Eritrea ee Assab. lama ogga ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa balse Khabiirada Dhanka Ciidanka ayaa ku gunaanaday in ay tahay arrin la xidhiidha Amniga Qarran ee Dalka Imaaradka Carabta.

Saldhigan ayaa waxaa la sheegay in lagu soo qaaday Sawirkiisa Dayax gacmeed wax bassaasa midkaas soo gudbinayaa Muuqaalada Saldhigaan lamma oga Cida dirtay Dayax Gamceedkaas balse waxaa loo badinayaa inuu yahay Dalalka Reer Galbeedka.

Imaaradku wuxuu xidhiidh dhow la lahaa Dalka Jabuuti balse hadda xidhiidhkaasi waa mid aan ahayn sidii horre.

Dalka Eritrea waa goob Istaraatiji Ciidan ah gaar ahaan Dalalka wadaaga Badda Cas waxaana uu muhiim u yahay Amniga Dalalka Carabta.

OgadenToday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin