Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Trump iyo Clinton oo New York ku guulaystay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

 AFP—-Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa guul kale ka gaaay New York

Iyadoo inta badan la tiriyey codadka doorashada hordhaca ah ee New York ee isreereebka xisbiyada Maraykanka, ayay Donald Trump iyo Hillary Clinton guulo ka gaareen.

Clinton ayaa si aan dhib badnayn uga badisay Bernie Sanders oo la tartamayey, waxayna u sheegtay taageerayaashiisa in ay jiraan wax badan oo midayn kara.

Trump ayaa isna isu diyaarinaya inuu ku guulaysto ku dhawaad dhamaanba codadka 95ka ergo ee xisbiga jamhuuriga ee loo tartamayey ee gobolka uu ka soo jeedo.

Khudbadiisii guusha ayuu Trump ku sheegay in Senator Ted Cruz xisaab ahaan marka la fiiriyo uu ka haray tartanka musharaxnimada xisbiga.

Trump ayaa sheegay in dadka reer New York ay siiyeen guul muhiim ah

BBC/Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin