Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Xayiraada Hubka la qaado

Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

New York- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaalida Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay Kullanka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey Arrimaha Soomaaliya ooga hadlayeen ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo baddan taabanaysa  u soo jeediyay Gollaha Ammaanka.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay Dhanka Xaalada Ammaanka Soomaaliya, Isbaddalka Siyaasadeed Iyo Taaggerada Caalamka u hayaan Soomaaliya.

Isagoo ka hadlaya Doorashada iyo Kullankii u danbeeyay ee Muqdisho ayuu sheegay innuu ahaa mid u ah Waa Cusub ummada Soomaali isla markaasna Xubnaha Federaalka Iyo Dowlada isla qaateen hannaanka Siyaasadeed ee 2016 Soomaaliya.

Nuxurka ugu muhiimsan ee Khudbadiisa ayaa ahaa la dagaalanka Alshabaab wuxuuna 15 Xubnood ee Golllaha Ammaanka ka dalbaday in Soomaaliya laga qaado Xayiraada Hubka si Ciidamada Qarranka Soomaaliyeed loo dhiso isla markaasna Ammaanka Dalka ula wareegaan.

Xigasho: Soomaalipost.com

Soomaalipost

Tags: , , , ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin