Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Xassan Sheekh: Musharax ayaan ahay 2016


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


 

 

(OgadenToday Press)- Madexwynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud oo ku suggan Dalka Maraykanka isagoo si rismi ah u jooga Dalkaas ayaa Idaacada VOA la,aanta Afka Soomaaliga u sheegay in uu yahay Musharax doorashada sannadka soo socda ee 2016.

Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow.

Waraysiga ka horna waxa uu madaxweynuhu khudbad ka jeediyay Machadka Nabadda ee Maraykanka ee xaruuntiisa tahay magaaladan Washington DC, madxweynaha ayaa khudbaddiisa kaga hadlay arrimo ay ka midyihiin marxaladda ay Soomaaliya maanta  marayso.

Hoos ka dhagayso qayb kooban oo ka mid ah waraysiga Madaxweynaha iyo warbixinta ku saabsan khudbadda uu ka jeediyay machadka USIP, oo uu inoo diyaariyey Xuseen Barre.

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin