Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Daawo- Kenya oo Darbiga dhisaysa Iyo Beesha Sade oy kullan la qaateen


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(Soomaali Post)- Dowlada Kenya ayaa sheegay in Darbiga Xuduuda Soomaaliya Iyo Kenya dib u dhisayso waxaana maanta magaalada Nairobi Caasimada Kenya ka furmay shir looga hadlayo arrimaha Amniga.

Shirkan waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Dalka Kenya wuxuuna u dhaxeeya Kenya Iyo Beesha Sadde Darood waxaana Shirkan ka qayb galay Ugaaska Beesha Maxamed Xaashi Iyo Nabadoono RW Horre Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Cabdi Faarax Shirdoon iyo masuuliyiin kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin