Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

M/weynaha Jubaland iyo wafti uu hogaaminayo oo Addis Ababa ka dagay


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube

01
—  M/weynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Addis Ababa ka dagay fiidnimadii Arbacada Abril 27 2016.
Xafiiska Arimahada Dibada dalka Itoobiya ayuu hadda ku sugan yahay, halkaas  oo loogu sameeyay casho soo dhaweyn ah.

M/weyne Axmed Maxamed Islaam ayaa shirar la galidoona Saraakiisha Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalkaas oo uu ugu horeeyo Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Itoobiya Tedros Adhanom.
Lama shaacin wali  waxa ay ka wada hadli doonaan iyo waxa uu safarka Addis Ababa ee madaxweynuhu ku saabsan yahay.
Waxa jira warar aan la hubin oo la is la dhexmarayo , kaas oo sheegaya in M/weyne ku xigeenkiisa Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu ka gadooday markii uu iska dhexwaayay liiska Golaha Wasiirada la rabo in la soo dhiso.
Xigasho: Waraq News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin