Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Waxgaradka Magalada Dhagaxbuur iyo Maamulka oo Shalay dood Adagi Dhexmartay..


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


April 27 (ogadentimes) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada dhagaxbuur ee Xarunta Gobalka Jarar ayaa sheegaya in ay shalay shirloo qabtay dadwaynaha Magaalada Dhagaxbuur ee Caasimada Gobalka Jarar, sida uu noo xaqiijiyay Wariyaha nooga soo warama Magaalada dhagaxbuur shirkan ayaa lagaga wada hadlayay xidhay baahsan iyo tacadiyo lagula kacay dadka ganacsatada oo ah loo laga dhacay Maalayiin bir oo lacagta Ethiopian ka ah. Maamulka Magaalada ayaa dadwaynaha usheegay in dhamaanba Maxaabiista Laqabtay ay kamid ahaayeen Tageera Yaasha Jabhada ONLF.

Hadaba sida uu wariyuhu noo sheegay kooxdan Maamulka sheeganaysa ayaa balan qaday in dhamaanba dadka laxidhay ay horkeni doonan dadwaynaha hortooda halkaasna ay iyagu kaqiran doonan inay kamid ahaayeen tageera yaasha qarsoon ee Jabhada ONLF. waxgaradka iyo odayada dhaqanka ee Gobalka ayaa sida aan xogta kuhelay aan waxba kaqarin una sheegay in ujeedada loo xidhxidhay dadka shacabka ah ay tahay in lagu xalaashadu xoolahooda kadiba iyaga dib loogato hadiiba ay kabad baadan dilalka qorshaysan ee lagula kacayo.Odayada dhaqanka ayaa cadeeyay inaysan wixii hada kadanbeeya udul qaadan doonin danbiya joogta ah iyo xasuuqa lagula kayaco islamar ahaanta ay isdifaaci doonan

Midka mida dadka Waxgaradka ah ee Magaalada Dhagaxbuur  oo khadka Telephone ka ugu waramayay Ogadentimes ayay Hada ladiisa kamid hayeen, Ina Iley iyo Maamulkisu waxay doonayan inay waxoogaga yar ee ay dadka masaakiinta ah kaboobeen waji ugu sameeyan waxay kamid ahayeen ONLF. waa hadal aan sal iyo raad midna lahayn laakin anaga nalagu dhibaataynayo.

Kooxdan sheegatay inay Maamulka yihiin ayaa laga soo xigtay in dad badan oo si qarsoodiya ula shaqay nayay Jabhada ONLF wadamada qurbaha laga soo fashiliyay, islamar ahaantana xidhaygu yahay mid wadanka oodhan kajira oo iyagaaba kufaanaya inay dadka xidh xidhaan. Maamulka uu Madaxwaynaha kayahay Ina Iley ayaa ah mid gabood fala joogta ah iyo danbiya aan miidan day lahayn kagala dadka shacabka ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Other

avatar

About admin