Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Barlamaanka Soomaaliya oo diiday in Doorashada dib loo dhigo


Facebook0
Facebook
SHARE
YouTube
YouTube


(Soomaalipost)- Barlamaanka Soomaaliya ayaa diiday qorshe Madaxda Dowlada Federaalka ah ay ku doonayeen in dib loogu dhigo doorashada so socota ee Soomaaliya.

Barlamaanka ayaa cod buuxa ku diiday in aysan marnaba aqbalaynin in Doorashada xiligii loogu talagay dib loogu dhigo.

Doorashada ayaa la doonayay in muddo 2 bilood ah dib loo dhigo waxaana qorshahan uu ka yimid Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dadka ku xeel dheer arrimaha Siyaasada Soomaaliya ayaa qeexaya in diidmadan ay saameyn xooggan ku yeelan doonto soo bixitaaanka markalle Madaxwyene Xassan Sheekh Maxamuud.

Dad baddan ayaa aaminsan in Xassan Sheekh uu xooga saaraya inuu mar kalle la doorto waxaana ay qabaan dadka qaarkood in suurta gal tahay wallow uu soo wajahayo Mucaarad xooggan.

Xigasho: Soomaalipost.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More Stories From Somali

avatar

About admin