Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Archives for May 2016

BBC

Britain oo Soomaliya ciidamo geysay

ImageĀ  Koox hordhac ah oo ka tirsan ciidamo British ah ayaa la sheagayaa in la geeyey dalka soomaliya. Ciidankan ayaa taageeri doona howgalka AMISOM ee Qaramada Midoobay ay taageerayso. 10 askeri ayaa gaartay Muqdisho, waxaana xigi doono, 70 kale sida ay dowlada Britain sheegtay. Waxay AMSIOM ka caawin doonaan dhinaca caafimaadka, iyo taagero dhinca loojistikada

‹‹Newer Posts