Siyaasadda Oromo Iyo Qaddiyadeena!

OTP- Madaxweynaha Maamulka Oromiya Lema Magarsaa Iyo Wafti uu la socda ayaa Asmara ku suggan si ay ula hadlaan Madaxda mucaaradka Oromia Daud Ibsaa oo saldhigiisu yahay Asmara. Fikirka ay aaminsan yihiin ayaa ah in guud ahaan Oromo midoobaan isla markaasna Oromo ay maamul xooggan...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Jigjiga, Dhagaxbuur Iyo Qabridahar oo saaka nabad ah

OTP- Wararka aan ka helayno Magaalada Jigjiga ee Caasimada Maamulka DDS ayaa sheegayaa in nabad saaka ku baryeen mar aan la xidhiidhnay oon waydiinay wararka ahaa Ciidamo ku soo qul-qulayaa Magaalada ayaa qaar ka mid ah Dadka Deegaanku sheegeeen inayan waxba arag Dhanka Kalle...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Jigjiga: Calanka ONLF oo Taalladda Sayid Jigjiga ka sudhan

Ogadentoday Press- Magaalada Jigjiga ayaa waxaa laga sudhay Calanka Jabhadda ONLF gaar ahaan Goobta Taariikhiga ah ee Taaladda Sayid Maxamed Cabdalle Xassan. ONLF waa awood aan la difiri karrin! ONLF waa ururr Gobanimada dhulkaas Soomaali oo dhan ka dhaxayso ee cid difaacda la...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Ma Itoobiyaan nahay? Mise Soomaali?

OTP- Xaqiiq waxaa ah in Itoobiyaanimadda muddo baddan dadkan in loo aqoonsado raadinayaan aan wali Itoobiya loo aqoonsanayn Shacab ahaan balse dhul ahaan Itoobiya ay rabto Khayraaidka Dhulkan ku Jira! Tusaalle, Qoomiyaha Oromada Iyo Axmaarada waxay mudooyinkii danbe oo dhan ka...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Maxay tahay Sababta Jigjiga Shacabka Cabdi u difaaceen?

Maxay tahay Sababta Jigjiga Shacabka Cabdi u difaaceen?   OTP-  Dadka waxaa la yaab ku noqday shacab gadoodsan inay  difaacaan maamulkii inta baddan Jeelasha galiyay sidoo kallana dhibaato baddan laga sheegay haddaba markii aan arrintaan baadhitaan dheer ku samaynay waxaa...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Sagaal boqol oo arday oo maanta ka qalinjabiyey Jaamacadda Camuud ee gobolka Awdal

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qaybgallay Xafladda Qalin-jebinta Dufcaddii 17aad ee ka baxda Jaamacadda Camuud University oo tiradoodu ahayd 900 oo Arday. Ugu horeyn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Guddida Jaamacadda Camuud, Xaaji Axmed Miisaan Aarre oo ku...
Posted On 06 Aug 2018
, By

Three dead after bomb blast in centre of Somalia’s capital Mogadishu

A car bomb exploded along the main street of Somalia’s capital Mogadishu on Sunday, according to police, and a Reuters witness said he saw three dead bodies after the blast. Police said a car bomb parked in front of a restaurant at the busy street of Maka al Mukaram had exploded....
Posted On 06 Aug 2018
, By

Dowladda oo shaacisay khasaraha Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xassan Cumar oo war-fidiyeenka kula hadlay goobta uu Qaraxa ka dhacay caawa oo lagu magacaabo Baar Somalia ayaa sheegay in ay ku dhinteen Afar ruux oo mid ka mid ah uu yahay carruur, halka tiro ka badan 7 ruux ay ku dhaawacmeen. Baarkan...
Posted On 06 Aug 2018
, By