Breaking News: Jigjiga under Military siege!  

Breaking News: Jigjiga under Military siege! Main headlines Former Somali Regional President Abdi Mohamud Omar under custody and has been taken a military helicopter Minister of Defense installed Emergency rule in the region Reports, part of Jigjiga section 6, and 4 has been a...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Jigjiga:  Militariga oo si buuxda Maamulka ula wareegay Iyo Xasuuq socda!

Jigjiga:  Militariga oo si buuxda Maamulka ula wareegay Iyo Xasuuq socda!   Qoddobada ugu waa weyn Madaxweynaha Kililka oo la xaqiijinayo in Militariga la wareegeen. Ciidamada Liyuu Booliska oo hubka laga dhigayo Maamul Militari oo lagu dhawaaqi doono Xasuuq ka socda Xaafada...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Warar Hordhac: Xiisada Jigjiga oo kacsan kaddib xalay oo 25 qof lagu dilay!

Warar Hordhac: Xiisada Jigjiga oo kacsan!   OTP- Qoomiyadda Oromo Iyo Axmaarada ee ku nool Magaalada Jigjiga oo taageero ka helaysa Ciidamo Militari ah ayaa dadka weeraraya kaddibna marka Soomaalidu is difaacdo waxaa rasaas ku furaya meesha Ciidamada Liyuu Booliska Magaalada...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Ethiopian Foreign Minister Delegation to engage armed groups in Asmara-OLF, ONLF

  OTP- A delegation led by Ethiopian foreign Minister workneh Gebyeu and Oromo Regional President Lemma Megersa in Asmara to find a durable solution in Oromo multi-ethnic groups. The aim of the journey is to meet and hold talks with Daud Ibsa, leader of Oromo Nationalist...
Posted On 07 Aug 2018
, By

ONLF, OLF Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo Asmara isku arkay

ONLF, OLF Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo Asmara isku arkay   Asmara-  Wafti ka socda Dowlada Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada, Worken Gebyeu Iyo Madaxweynaha Ismaamulka Oromo ayaa kulla kulmay Hogaanka Mucaaradka OLF, Daud Ibsa. Wadda haddaladan...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Digniin: Soomaalida waxaa laga rabbaa Midnimo ay isku difaacaan

Addis Ababa: Magaalada Addis Ababa waxaa ka dhacay Mudaaharad midkaas soo qaban qaabiyeen Qoomiyadda Oromada iyo qaar ka mid ah Axmaarada oo ku dhawaaqaya Dowlada Federaalka ah waa inay Cabdi soo qabtaan iyagoo sabab uga dhigay in Dad Itoobiyaan ah la laayay? Dadkan...
Posted On 07 Aug 2018
, By

New Somali Regional President calls for National Unity, peace and order

New Somali Regional President calls for National Unity, peace and order   OTP- The new Somali regional president Axmed Abdi calls national unity and peace in Somali Region. Ahmed Abdi held in the past ministerial position in the region and has been serving a long time in the...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Somali Regional President quits after feud with Federal government of Oromo Ethnic group

    OTP Jigjiga- The embattled Somali Ethiopian known internationally, Ogaden region has a Monday stepped down after unrest between the Federal government troops and regional forces and people clashed over. The former President Abdi Mohamed Omar who has been in power...
Posted On 07 Aug 2018
, By

Axmed Cabdi oo loo magaacabay Madaxweynaha Kililka Cusub

OTP- Madaxweynaha Cusub ee cusub Maamulka Kililka ayaa kullan Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka iskugu yimaadeen loo magacaabay Axmed Cabdi Maxame. Axmed Cabdi ayaa horrey xilal kalla duwan ka soo qabtay Maamulka Kililka sida Wasiirka Maaliyadda Iyo Biyaha oo hadda sii hayay. Axmed...
Posted On 07 Aug 2018
, By