Maxkamadeynta Madaxweynihii horre ee Kililka: Sharci mise Sharci darro!

  (OTP)- Madaxweynihii horre ee Kililka Cabdi Maxamuud ayaa Maxkamada la keenay Maanta waxaan la dhagaystay dacwad iskugu jirta Gobaad fallo ka dhacay Deegaanka intuu ahaa Hogaanka Nabadgalayada Iyo Madaxweynaha Kililka muddadii 7 sanno ahayd. Dacwada Maxkamada ayaa waxaa ku...
Posted On 08 Oct 2018
, By

Deg-Deg: Jabhada OLF oo diiday hub-ka dhigis Dr.Abiye u soo bandhigay

(Ogadentoday Press)-Gudoomiyaha Ururka OLF ee Qoomiyadda Oromada Daauud Ibsa ayaa shaaciyay in gabi ahaanba aysan wax hub ah aysan dhigaynin. Daud Ibsa oo u waramayay Warbaahinta Oromo ayaa sheegay in aysan Itoobiya oogu laabban inay halgan nabadeed qaataan. Isagoo goordhawayd...
Posted On 08 Oct 2018
, By