• Home
  • Wararka Dalka
  • English News
  • Geeska Afrika
  • Faallooyin
  • Cilmiga Iyo Aqoonta
  • Khayraadka Dalka
  • Suugaanta Iyo Dhaqanka
BREAKING NEWS
Maxkamadeynta Madaxweynihii horre ee Kililka: Sharci mise Sharci darro!
Deg-Deg: Jabhada OLF oo diiday hub-ka dhigis Dr.Abiye u soo bandhigay
Is there a campaign to remove Somali Muslims from eastern Ethiopia, by any means necessary?
Jigjiga: Xog- Yaa ka danbeeya Weerarada Gabdhaha loo gaysanayo
Cabdi Fataax Sheekh Cabdullaahi oo xilka Madaxweynaha Kililka loo soo wado
Madaxweynaha KGM Kililka oo War cusub sheegay
Dozens killed in ethnic conflict in western Ethiopia
EPRDF oo sharci cusub soo saartay midkaas saameynta Qoomiyada Soomaalida
Daawo- Madaxweyne Mustafe Omar oo Golle Wasiiro oo Aqoon leh ee DDSI loo dhisay+ Xog-Kooban
Akhriso Beelaha Liiska Golaha Wasiirada Cusub Iyo Xafiisyadda ee Maamulka Kililka

Akhriso Beelaha Liiska Golaha Wasiirada Cusub Iyo Xafiisyadda ee Maamulka Kililka

Posted On 02 Sep 2018
By : admin
Comment: 0

OgadenToday- Golaha Wasiirada Cusub ayaan qaar ka mid ah helnay Magacyadooda Iyo Beelaha ay ka soo jeedaan waxayna u baddan yihiin Aqooyahano Dalka wax ku dhex bartay waxaana gabi ahaanba dhanka sharciga uaydoo la eegayo laga saaray liiska qurba joogta, Waxaana leenahay Illaahay xilkaas aad ummada u qabateen ha idinku asturo waxaana leenahay ummadaas u caddaalad falla nidaamka iyo sharciga in la ilaaliyo taas ayaanna lagu gaadhi karaa maamul suuban Iyo Dowladnimo Adag. Masuul ka tirsan Xafiiska Madaxtooyadda ayaa OTP u sheegay in is baddal uu dhaci karro laakin inta baddan liiska saxda ah sidan yahay waxaana uu raaciyay inay Wasiiradu u adeegi doonaan danaha shacabka Iyo Deegaanka

ETV Footage’ The Interim President of Somali state

Ku simaha, Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka. Mustafe Maxamed Omar- Ogaden, Reer Isaaq

Madaxweyne ku xigeenka- Aadan Faarax Daahir- Ciise

  1. Wasiirka Biyaha; Bashiir Shaafi- Ogaden, Reer Cabdille Reer Aamaadin
  2. Wasiirka Maaliyada, Bubashir Dubad- Jidwaaq, Abaskuul
  3. Wasiirka Madaxyooyadda- Xassan Dhaadhi- Bartire
  4. Wasiirka Waxbarashada- Cabdullaahi Maxamed Muuse- Jidwaaq
  5. Wasiirka Caafimaadka- Dr. Yuusuf Maxamed- Ciise
  6. Wasiirka Beeraha- Cabdiqaadir Iimaan- Reer Aw-qudub
  7. Wasiirka Howlaha Guud Cabdi Fataax Sheekh- Ogaden-Makaahiil
  8. Wasiirka Ganacsiga: Cabdi Raxmaan Axmed Xassan- Ogaden, Reercabdille, Reer Warfaa
  9. Wasiirka Ka hortaga, Masiibooyinka- Mudane Maxamed-  waa- Gaaljecel
  10. Wasiirka Qurba Joogta ahna la Taliyaha Arrimaha Bulshada Madaxweynaha waa Booskii Inna Saxane- Waxaa loo magacaabay Aqoonyan – Xabiib Muxumad Yuusuf
  11. Wasiirka Warfaafinta- Guuleed Aw Cali- Aw Kaniisad- Jidwaaq
  12. Wasiirka Caddaalada- Cabdi wali Jaamac Ibraahim Majeerteen-Baciidyahan
  13. Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shugri- Akishe
  14. Wasiirka Xannaanada Xoolaha- Injineer Maxamed Shaalle Isaaq- Akishe
  15. Wasiirka Farsamada Gacanta-  Mudane Cabdiraxmaan Ciid Daahir- Isaaq- Madaxweynihi horre Ciid Daahir wiilkiisa
  16. Wasiirka Macdanta  Markii horre Lade Cabdiwali waxaa hadda lagu badalay Maxamed Xakiin-
  17. Wasiirka Dhalinyaradda- Garre
  18. Maareeyaha Wakaalada Jidadka- Garre
  19. Maareeynaha Wakaalada Dakhliga Abdullaahi Cabdi- Ogaadeen  Cabdalle- Godey waa Dhul aad u weyn wax soo saar baddan leh
  20. Xafiiska Aidka, Maxamed Faatix- Ogaden Bahagari
  21. Xafiiska- Waraabka Iyo Dooxooyinka- Axmed Deeq Maxamed, Garri Koombe
  22. Wasiirka Amniga, Xafiiska Nabadgalayada- Mubaarak Sheekh- Ogaden Cowlyahan, Waa Wasiirka ugu awooda baddan Ogaden helay. Dagaal waxaa u galay Faarax Macalin Dawaare!

 

Intaas ayaan helay wixii dib ka soo kordha waan idin la socodsiinaynaa

 

 

 

About the Author
  • google-share
Previous Story

Diridawa: Diridawa: Shaki ka dhashay Burburka Diyaarada Wasaarada Gaashaandhiga Itoobiya

Next Story

Daawo- Madaxweyne Mustafe Omar oo Golle Wasiiro oo Aqoon leh ee DDSI loo dhisay+ Xog-Kooban

Leave a Reply Cancel reply

*
*

Daawo- Soo Dhaweyna Wafiga Madaxweynaha KM Somali State

Muuqaallo-Videos

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Somalida

Daawo-Faysal Rooble oo Arrimaha ONLF Iyo Siyaasada Geeska ka hadlaya

Daawo- Barnaamijka Midnimada Ummada- Minneapolis

Hees Waddani ah: Dhulkaygow

Contact Us

  • Email
    Mohamed@Ogadentoday.net

Bad Authentication data.

War-Saxaafadeed