Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Somali

VIDEO:Xubnihii Golaha Amaanka oo ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen madaxda Somalia

VIDEO:Xubnihii Golaha Amaanka oo ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen madaxda Somalia

VIDEO:Xubnihii Golaha Amaanka oo ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen madaxda Somalia   The United Nations Security Council delegation visiting Kenya on Friday emphasised that political stability and security should be considered before Kenya shuts down the Dadaab camp which hosts the bulk of Somali refugees Addressing a press conference in Nairobi, the delegation diplomatically

Xog Iyo Muuqaal: Maxay tahay Sababta Itoobiya Ruushka uga daba tagtay Soomaaliy

Ethiopia oo Qiratay inay Warar Been Abuura Siidaysay Warbixin

Ethiopia oo Qiratay inay Warar Been Abuura Siidaysay Warbixin   May 20 (ogadentimes) Dawlada Ethiopia ayaa qiratay  in warbaahinta kuhadasha afka Dawlada ee EBC iyo Laanta Sirdoonka Ethiopia ee Niss ay warbixin been abuura siwada jira usidayeen, fadeexadan aya kadhalatay kadib markii maamulka Addis ababa baahiyay muqaalka sawira laga qaaday hub ciidamada Isbahaysiga Ciraaq kuqabteen

afridi

5 sano kadib maxaynu ka ognahay qaabkii loo dilay hogaamiyihii AlQaacida Osama Bin Laden?

   Maanta waxa ay ku beegan tahay 5 sano guuradii kasoo wareegtay kolkii la dilay hogaamiyihii ururka AlQaacida Osama Bin Laaden.Waxaan door bidnay inaan qoraal kooban kaga hadalno qaabkii loo dilay Osama Bin Laaden,dadkii basaasay iyo halka ay ku danbeeyeen. Tan iyo weerarkii September 11 2001 ee caalamka gilgilay,Mareykanku waxa uu suuf iyo xanjo isku

Barlamaanka1

Barlamaanka Soomaaliya oo diiday in Doorashada dib loo dhigo

(Soomaalipost)- Barlamaanka Soomaaliya ayaa diiday qorshe Madaxda Dowlada Federaalka ah ay ku doonayeen in dib loogu dhigo doorashada so socota ee Soomaaliya. Barlamaanka ayaa cod buuxa ku diiday in aysan marnaba aqbalaynin in Doorashada xiligii loogu talagay dib loogu dhigo. Doorashada ayaa la doonayay in muddo 2 bilood ah dib loo dhigo waxaana qorshahan uu

Older Posts››