Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Somali

BBC

Britain oo Soomaliya ciidamo geysay

Image  Koox hordhac ah oo ka tirsan ciidamo British ah ayaa la sheagayaa in la geeyey dalka soomaliya. Ciidankan ayaa taageeri doona howgalka AMISOM ee Qaramada Midoobay ay taageerayso. 10 askeri ayaa gaartay Muqdisho, waxaana xigi doono, 70 kale sida ay dowlada Britain sheegtay. Waxay AMSIOM ka caawin doonaan dhinaca caafimaadka, iyo taagero dhinca loojistikada

Xog Iyo Muuqaal: Maxay tahay Sababta Itoobiya Ruushka uga daba tagtay Soomaaliy

Xog Iyo Muuqaal: Maxay tahay Sababta Itoobiya Ruushka uga daba tagtay Soomaaliy

(Soomaalipost)- Loolanka  Dhanka Siyaasada Iyo Ciidanka ee u dhaxeeya labadda Dowladood Iyo Shacab ee Soomaaliya Iyo Itoobiya waa mid soo jireen ahaa illaa qarnigii 16aad. Sooyaalka Taariikhdu wuxuu na barayaa in Itoobiya uu mar walba doonayso Dhulka Soomaaliyeed. Itoobiya waxay horrey u xalaalaysatay qaar ka mid ah Dhulkaas waana Dhulka Soomaali Galbeed (Ogaden). Sannadihii 1964-1977

onlf

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay. wararka naga soo gaadhaya jiida hore ay kudagaalamayaan Ciidanka Qalabka sida ee xoraynta ogadenia iyo kuwa gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka wayaanaha lagaga dilay saraakiil iyo askar badan oo ciidanka gumaysiga ah. warkan oo aan kahelay wariyaha ONA ee xarunta dhexe ee JWXO ayaa

dh-170x114

Waxgaradka Magalada Dhagaxbuur iyo Maamulka oo Shalay dood Adagi Dhexmartay..

April 27 (ogadentimes) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada dhagaxbuur ee Xarunta Gobalka Jarar ayaa sheegaya in ay shalay shirloo qabtay dadwaynaha Magaalada Dhagaxbuur ee Caasimada Gobalka Jarar, sida uu noo xaqiijiyay Wariyaha nooga soo warama Magaalada dhagaxbuur shirkan ayaa lagaga wada hadlayay xidhay baahsan iyo tacadiyo lagula kacay dadka ganacsatada oo ah loo laga dhacay

Older Posts›› ‹‹Newer Posts