Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Top News

Xog Iyo Muuqaal: Maxay tahay Sababta Itoobiya Ruushka uga daba tagtay Soomaaliy

Ethiopia oo Qiratay inay Warar Been Abuura Siidaysay Warbixin

Ethiopia oo Qiratay inay Warar Been Abuura Siidaysay Warbixin   May 20 (ogadentimes) Dawlada Ethiopia ayaa qiratay  in warbaahinta kuhadasha afka Dawlada ee EBC iyo Laanta Sirdoonka Ethiopia ee Niss ay warbixin been abuura siwada jira usidayeen, fadeexadan aya kadhalatay kadib markii maamulka Addis ababa baahiyay muqaalka sawira laga qaaday hub ciidamada Isbahaysiga Ciraaq kuqabteen

afridi

5 sano kadib maxaynu ka ognahay qaabkii loo dilay hogaamiyihii AlQaacida Osama Bin Laden?

   Maanta waxa ay ku beegan tahay 5 sano guuradii kasoo wareegtay kolkii la dilay hogaamiyihii ururka AlQaacida Osama Bin Laaden.Waxaan door bidnay inaan qoraal kooban kaga hadalno qaabkii loo dilay Osama Bin Laaden,dadkii basaasay iyo halka ay ku danbeeyeen. Tan iyo weerarkii September 11 2001 ee caalamka gilgilay,Mareykanku waxa uu suuf iyo xanjo isku

BBC

Britain oo Soomaliya ciidamo geysay

Image  Koox hordhac ah oo ka tirsan ciidamo British ah ayaa la sheagayaa in la geeyey dalka soomaliya. Ciidankan ayaa taageeri doona howgalka AMISOM ee Qaramada Midoobay ay taageerayso. 10 askeri ayaa gaartay Muqdisho, waxaana xigi doono, 70 kale sida ay dowlada Britain sheegtay. Waxay AMSIOM ka caawin doonaan dhinaca caafimaadka, iyo taagero dhinca loojistikada

Madaxda Soomaalida

Madaxda Soomaaliya oo Itoobiya iskugu tagay?

(Soomaalipost)- Madaxda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhamaan iskugu tagay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya. Hogaamiyayaasha Maamul Gobaleedyadda Jubbaland Iyo Puntland sidoo Iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh ayaa ku suggan Addis Ababa. Maxay tahay u jeedada Safarkan? Warar is khilaafsan ayaa soo gaadhaya Warbaahinta Soomaali Post kuwaas oo sheegaya

Older Posts››