Go to ...

Soomalipost News

Ogadentoday Press- Ogaden News, Ethiopia and Somalia on YouTubeRSS Feed

Top News

Daawo- Mayd ay Liyuu Boolis Ku muran san yihiin say ka yeeli lahaayeen!

Daawo- Mayd ay Liyuu Boolis Ku muran san yihiin say ka yeeli lahaayeen!

(SoomaaliPost)-Bogga Wararka ee Social Media waxaa lagu baahiyay Muuqaal qalbi jab ah midkaas oo ah sida Ciidamada Dowlada Itoobiya ee Liyuu Boolis u laayeen dad xiran Dharka Ciidanka kuwaas oo loo malayno inay yihiin Ciidamo Malayshiyaad. Ciidanka ku murransan inay aasaan ama gubaan midaas kuu muujinayso heerka xaaladan qaladsan ay marayso. Arrintan xuduuda mahan arrin

liyuu-police-599x275

Dagaalka Liyuu Booliska Iyo Shacab Malayshiyaad- Xog Balaadhan

(Ogadentoday Press)- Deegaanada Docdheer oo ku yaalla Xuduuda u dheexaya Gobalka Ogaden ee Dowlada Itoobiya maamusho Iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka socday illaa shalay dagaallo xooggan kuwaas muddooyin la filayay kadib haddalo Iyo Ciidamo aruursi labbada dhan ka socda. Dagaaladdan waxay daba socdaan Dad Shacab ah oo sheegtay in Ciidamada Liyuu Boolisku ka rareen Deegaanaooda

VOA mADX

Xassan Sheekh: Musharax ayaan ahay 2016

    (OgadenToday Press)- Madexwynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud oo ku suggan Dalka Maraykanka isagoo si rismi ah u jooga Dalkaas ayaa Idaacada VOA la,aanta Afka Soomaaliga u sheegay in uu yahay Musharax doorashada sannadka soo socda ee 2016. Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow. Waraysiga ka horna waxa

Xassan

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Xayiraada Hubka la qaado

New York- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaalida Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay Kullanka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey Arrimaha Soomaaliya ooga hadlayeen ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo baddan taabanaysa  u soo jeediyay Gollaha Ammaanka. Madaxweynaha ayaa ka hadlay Dhanka Xaalada Ammaanka Soomaaliya, Isbaddalka Siyaasadeed Iyo Taaggerada Caalamka u hayaan Soomaaliya. Isagoo ka hadlaya

Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo Afka Ciida loo daray

Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo Afka Ciida loo daray

(OgadenToday)- Muuqaal la yaab leh oo lagu baahiyay Bogga Internetka ee Youtube ayaa waxaa ka hor yimid Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Tedros Adanom. Muuqaalkan ayaa ah Magaalo ku taalla Dalka Sweden oo uu doonayay innuu ku qabto kullan midkaas oo dad xanaaqsan ku dhawaaqayeen ” Waa Argagaxiso, Waa Tuug”

Older Posts›› ‹‹Newer Posts