Previous Story
Dhagayso Waraysi lala yeeshay Madaxweynaha Kililka-Mustafe Cumar
Posted On 25 Aug 2018
Comment: 0
OTP- Madaxweynaha Cusub ee dowlad Deegaanka Soomaalida Ayaa waraysi siiyay Idaacada VOA, la,aanta Afka Soomaaliga. Waraysigan oo ah mid dhinacyo baddan taabanaya oo ka mid ah arrimaha Xuquuqul insaanka, Saxaafada, Iyo Sharciyadda ayaa ah midkan hoose