Fri. Dec 13th, 2019

News and Information Analysis

Mudaahaarad ka dhacay Jigjiga

1 min read
Warar hordhac ah oo ka soo baxaya Magaalada Jigjiga ee Caasimada Maamulka Soomaalida Itoobiya (Ogaden) ayaa sheegaya in

(Ogadentoday Press)- Warar hordhac ah oo ka soo baxaya Magaalada Jigjiga ee Caasimada Maamulka Soomaalida Itoobiya (Ogaden) ayaa sheegaya in uu jiro mudaaharaad lagaga soo hor jeedo colaado siyaasadeysan oo ka soo cusboonaaday Deegaanka Soomaalida iyo Canfarta.

Maamulka Canfarta ayaa la sheegay inay weeraro ku soo qaadeen deedaano ka tirsan Maamulka Soomaalida. Bilihii u danbeeyay ayaa wararka ka soo baxaye goobaas lagu sheegay in dad shacab ah ay Malayshiyooyin ka socda Deegaanka Canfarta ku laayeen

More Stories

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *