May 25 2013 02:41:56
Users Online
· Guests Online: 27

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Welcome
News and Analysis From Somali Ogaden Region and Somalian Ogaden Related Issue World Wide (Ka Raadi Wararkii oogu Danbeeyay ee Ogaadeeniya. Contact Us: ogadentoday@hotmail.com or ogadentoday.com@gmail.com
Somali
War-Murtiyeedka Madaxda IGAD.
25-05-2013
Daawo- Oslo- Jaaliyadda Ogaden oo Xuska AU ka lagu Casuumey Xilli Safiirka Itoobiya Loo diiday.
24-05-2013
Shirkii IGAD ee Kismaayo oo Hadda soo Xidhmay+ SAWIRRO.
24-05-2013
Daawo- Shirwaynihii Ogaden Youth (OYSU) International oo galay Maalinkii Labaad + Sawirro.
24-05-2013
Daawo- Afhayeenka Madaxwaynaha Injineer Yariisow oo sheegay inay Go,aamo Hordhac ah soo Baxeen IGAD.
24-05-2013
Daawo- Xog-hayaha Arrimada Dibadda Maraykanka oo RW Itoobiya Iyo Madaxda Afrika la Kulmaya?
24-05-2013
Safarkaygii iyo Sah-mintii Shacabka Somalida Ogadenia- By Unkad Rooble.
24-05-2013
Xafladdii Taageeradda Jubbaland Ee magaaladda St,Cloud Minnesota
24-05-2013
Ogadentoday Press waxay Heshay Warbaxintii Gudigii Xaqiiqo Raadinta IGAD ee Kismaayo.
24-05-2013
Wasiirada Dibadda ee IGAD oo ku shiray Addis Ababa, Maxay Dhaheen?
24-05-2013
English
Egypt's Morsi to participate in African Union summit
24-05-2013
OYSU International Conference enters second closed door meeting
24-05-2013
Kerry to Meet with AU Officials in Ethiopia
24-05-2013
The Ogaden, Ethiopia and Africa: Fifty Horrendous Years of Oppression and Under-development under AU Banner.
24-05-2013
Outside View: Somalia's Jubaland
24-05-2013
Kerry to Visit Ethiopia for Security Talks
24-05-2013
Video- Five Killed By Unknown Assailants In Garissa.
23-05-2013
Ogaden International Youth Conference 2013 begins.
23-05-2013
Ethiopia bans peaceful demonstration called by Semayawi party
23-05-2013
Ten dead in Somalia after al-Shabaab clash with Ethiopian troops
23-05-2013


Shirkii IGAD ee Kismaayo oo Hadda soo Xidhmay+ SAWIRRO.
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)- Warar hordhac ah oo aan ka helnay Addis Ababa ayaa sheegay in Shirkii Madaxda IGAD ee arrimaha Soomaaliya gaar ahaan looga hadlayay Maamulka looga dhawaaqay Jubbaland ay ka soo baxeen Go,aamo.Go,aamadda qaar Dowladda Soomaaliya kuma farxin meesha qaar kalle ay ku faraxday.IGAD Maamul Gobaleedka Jubbaland ee uu Hogaaminayo Axmed Maxamed Islaam kama soo Horjeedsan mana taageerin si cad balse waxay sheegeen in Dowladdu la hadasho Maamulka Iyo Dhamaan Qaybaha Kalle.

War-Murtiyeedka Madaxda IGAD.
Somali(Ogadentoday Press)- War murtiyeedka IGAD ayaa soo baxay, Kaddib Markii Madaxwaynayaasha Urur Gobaleedka IGAD ku kulmeen Xalay Magaaladda Addis Ababa.Kaddib Marka si fiicaan loo akhriyo waxaa kuu soo baxaya Xaaladda ah in wali arrinta Kismaayo aan si dhab ah loo xalin isla markaasna Dowladda Iyo Maamulka Gobaleedka Jubblanad la doonayo in la wadda haddal siiyo.In shir lagu gogol xaadhayo wadda haddalo nabadeed Magaaladda Muqdidho lagu qabto Dowladdu waxay doonaysa in shirka kaddib Maamul ku meel gaadh ah la dhiso halka Kismaayo doonayso in Maamulka odoyaashu doorteen la sharciyeeyo haddaba arrintan ayaa u muuqata in wali IGAD door muhiim ah ay ka ciyaari doonto arrimaha Kismaayo iyo Soomaaliya.
Egypt's Morsi to participate in African Union summit
EnglishEgyptian President Mohamed Morsi left Cairo Friday afternoon to attend the 21st African Union summit in Addis Ababa, scheduled from 19 to 27 May, which coincides with a celebration of the 50th anniversary of the founding of the continental organisation.President Morsi will hold talks with a number of African leaders and presidents during the summit, according to presidential spokesman Ihab Fahmy.Fahmy added the summit will discuss a number of issues, including peace and development in Africa as well as fighting HIV and malaria, and the union's efforts in preventing wars and conflicts in the continent.
Daawo- Oslo- Jaaliyadda Ogaden oo Xuska AU ka lagu Casuumey Xilli Safiirka Itoobiya Loo diiday.
SomaliOSLO- (Ogadentoday Press)-Waxaa caawa fiidkii caasimadda Norway lagu qabtay xaflad lagu xusayay sanad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay, goortii la aas-aasay Ururka isku-tagga Africa ee dhawaanta loo bixiyey ”Midowga Africa”.Kullanka oo ay kasoo qayb galeen Safiirada Africa u jooga Norway, Diplomaasiyiin & marti sharaf kale ayaa taariikhda markii koobaad lagu marti qaaday inay ”Xubin goob joog ”, ka noqdaan kulanka maanta Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee dalka Norway, Xaaji Abdullaahi & xubno kale oo wehlinayey.
OYSU International Conference enters second closed door meeting
English(Ogadentoday Press)- OYSU International Conference officially kicked off yesterday in San Diego. After a long first day that covered seminars, workshops and discussions, the conference goes into its second full day. Today’s meeting is a closed door meeting that will cover capacity building activities and panel discussions. Seminars and workshops are part of today’s meeting as well and will continue into tomorrow.
Daawo- Shirwaynihii Ogaden Youth (OYSU) International oo galay Maalinkii Labaad + Sawirro.
Somali
Daawo- Afhayeenka Madaxwaynaha Injineer Yariisow oo sheegay inay Go,aamo Hordhac ah soo Baxeen IGAD.
Somali
Kerry to Meet with AU Officials in Ethiopia
English
Daawo- Xog-hayaha Arrimada Dibadda Maraykanka oo RW Itoobiya Iyo Madaxda Afrika la Kulmaya?
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)-Xog-hayaha arrimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry ayaa ku soo jeeda Magaaladda Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya oo uu ka furmaya Shirka AU, Midowga Afrika.Waxaa lagu wadaa in John Kerry Madaxda Afrika kala hadli doono xaaladda Amaanka Qaaradda Afrika, Sida Xaaladda Maali, Sudan,Nigeria, Soomaaliya.Dowladda Maraykanku waxay walaac xooggan ka qabaan arrimaha Nigeria.John Kerry ayaa la kulmi doono RW Dalka Itoobiya Haile Mariam Deselam, waxaana la filayaa in ka wadda hadli doonaan arrimaha Xuquuqda Aadamaha, Warbaahinta Iyo Demoqraadiyadda Dalka Itoobiya.
The Ogaden, Ethiopia and Africa: Fifty Horrendous Years of Oppression and Under-development under AU Banner.
EnglishOn 25 May 2013, African “countries” will be celebrating the fifth anniversary of the African Union. A celebration with gigantic fanfare and participation of African and world leaders. A macabre show of celebrating for an organization that has betrayed the visions of millions of Africans at the eve of independence from colonialism.The AU, formally the OAU headquarters is based in Addis Ababa, Ethiopia, one of the least developed countries in the world and Africa. While the leaders of Africa conspicuously regale in the 5 star hotels in Addis Ababa at every AU conference, just around the corner in Addis Ababa tens of thousands languish in detention camps the likes of which the Gulags of old Soviet union pales in comparison. Further afield in Ogaden the Ethiopia regime embargoes Aid and trade, while killing thousands of civilians and detaining hundreds of thousands in military barracks that are used as torture chambers where the spirit and body of detainees are broken and turned into living zombies.
Safarkaygii iyo Sah-mintii Shacabka Somalida Ogadenia- By Unkad Rooble.
Somali(Ogadentoday Press)- Qofka aadamaha ah dhulka uu ku dhashay waxa uu uga dhigan yahay shay aad u qiima badan, sababtoo ah waa meesha kali ah ee wax walba oo noolasha uu ku heli karo gudihiisa. Hadaba hadaad ka fogaato dhulkaaada waxa ay kugu dhalinaysaa hilaw, lkn waxaa ka sii daran hadii ay jirto dhibaato taas oo kugu sababtay ka haa jirka wadankaaada, hadaba ku soo laabashadayda wadanka waxa oogu wayn, ee doonayay waxa uu ahaa, in aan u kuur galo, dareenka shacabka Somalida Ogadenia.Inta aan ku jiray safarka ayaan waxa aan taransit ku sii noqoday, mid ka mid ah garoomada aan ku siisafrayay, halkaas oo aan kula kulmay dad badadn oo waliba u badan dumar, ka soosafray wadanka Ethiopia, waxaana ka muuqatay dadkaas wajiyadooda in ay raadin hayeen nooolal uun dhaanta mida ay hada ku noolyihiin ee ka jirta wadankooda
Xafladdii Taageeradda Jubbaland Ee magaaladda St,Cloud Minnesota
Somali
Outside View: Somalia's Jubaland
EnglishFollowing a quarter-century of civil wars and absentee governance, Jan. 17 of this year saw the United States recognize the modern state of the Federal Republic of Somalia after President Hassan Sheik Mohamud traveled to Washington to meet with U.S. President Barack Obama and U.S. Secretary of State Hillary Clinton. Much ado was made about the recognition of the newly legitimized government but inconsistent coverage of subsequent events has left much of the world in the dark about how the new Somali government is performing.As news coverage of U.S. defense and security issues in the intervening four months has centered on sequestration, personnel appointments, the Afghan drawdown and the pivot to Asia, there are many formative events transpiring in the Horn of Africa that that have garnered little coverage in Western media.
Ogadentoday Press waxay Heshay Warbaxintii Gudigii Xaqiiqo Raadinta IGAD ee Kismaayo.
Somali(Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press ayaa la soo gaadhsiiyay Warbaxintii IGAD ka diyaariyaan Booqashada Kismaayo ee Maamulka Jubbaland, Isla markaasna waxaa muuqda markalle in Dowladda Soomaaliya ay Warbaahinta Soomaalidda si qaldan wax oogu sheegtay. Qoraalka ayaa u qoraan sidan, Haddaba fasirka ayaan ku maqanahay.
Wasiirada Dibadda ee IGAD oo ku shiray Addis Ababa, Maxay Dhaheen?
Somali(Ogadentoday Press)- Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa ku shiray wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka hadlay arrimaha Somalia iyo Jubooyinka. Guddi xaqiiqo raadin ah ayaa dhowaan ka soo noqday Muqdisho iyo Kismayo oo shirar kala duwan la galay madaxda DF ,maamulka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Jubooyinka iyo Gedo. Wasiiradda arimaha dibada DF Somalia Fawsiyo Xaaji Aadan oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in shirka lagu heshiiyay qodobo ay ka mid tahay in DF hogaanka u hayso hanaanka maamulada dalka loogu samaynayo balse aysan dhicin in kii Jubaland ay maamusho.
Madaxwyane Ku Xigeenka Jubbaland State: Ciidaamadda Jubbaland waa Diyaar.
Somali(Ogadentoday Press)- Madaxwayne ku Xigeenka Jubbaland Jeneral Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa waraysi uu bixiyay sheegay in Ciidamadda Maamulka Jubbaland la dhisay isla markaasna, Ciidamadda, Raaskanbooni, Ahlu-Sunna Iyo Ciidankii Dowladda oo uu sheegay inay Dowladdu dayacday ay noqdeen Ciidanka Maamul Jubbaland State.
IGAD oo maanta Addis Ababa ka Shiraysa Maamul Gobaleedka Jubbaland.
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)- Madaxwaynayaasha Dalalka ku bahoobeen Urur Gobaleedka IGAD, ee Bariga Afrika ayaa maanta kullan ku leh Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Madaxwaynayaasha ayaa dhagaysan doona Warbaxintii guddiga xaqiiqo raadinta ee arrimaha Jubooyinka, waxaana Madaxwaynayaasha kahor sii shiraya Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee IGAD oo diyaarin doonaa qorshaha IGAD oo Madaxwaynayaashu saxiixi doonaan.Madaxwaynayaasha ayaa la filayaa in maanta go,aan cad ka qaadan doonaan qorshaha xasilinta amniga ee Soomaaliya iyo Maamul u samaynta Gobaladda laga xoreeyay Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya oo ay ka mid tahay Jubbaland.
Kerry to Visit Ethiopia for Security Talks
EnglishU.S. Secretary of State John Kerry is headed to Ethiopia for security talks with regional officials and to attend a 50th anniversary celebration for the African Union.Kerry's three-day visit begins Friday in Addis Ababa, where the State Department says he will meet with senior Ethiopian officials to discuss "bilateral issues." On Saturday, he will join African leaders and other foreign dignitaries at an AU summit that will celebrate 50 years of the pan-African organization, which used to be referred to as the Organization of African Unity. Kerry's visit is expected to include talks on efforts to battle Islamist extremists in countries such as Mali and northern Nigeria.During recent talks with his Nigerian counterpart, Kerry reaffirmed U.S. support for Nigeria's fight against Boko Haram militants in the north, where a state of emergency has been declared.
Daawo-Wareysiyo - Shir weynihii 3aad OYSU.
Somali
Video- Five Killed By Unknown Assailants In Garissa.
English
Daawo- Xaflad Lagu Taageerey Maamul Gobaleedka Jubbaland oo ka Dhacday South Afrika Iyo Baaq loo direy Dowladda.
Somali
IGAD: Dowladda Federaalka ah Iyo Kismayo wada xaajood ha furaan.
Somali(0gadentoday Press)- Urur Gobaleedka IGAD oo muddo u kuur-galayay xaaladda Dalka Soomaaliya gaar ahaan Maamulka DF Iyo Maamul Gobaleedka Jubbaland ee Magaaladda Kismaayo looga dhawaaqay ayaa haddal koobaan soo jeediyay maanta. Warbaxin hordhac ah ah oo ay sheegeen Gudiga Xaqiiqo raadinta waxay sheegeen in Dowladdu Soomaaliya tahay Dowlad la doonayo in Maamuladda Gobaladda ka Jira looga danbeeyo isla markaasna Shacabku wuxuu rabo u samaysa.Guddigu waxay doonayaan inay wadda haddal furaan Muqdisho Iyo Kismaayo, waa Dowladda FD Iyo Maamulka Jubbaland.Bari oo ku beegan maalin sabti ah uuna furmayo Shirka Midowga Afrika ayaa la la filayaa in go,aanka oogu danbeeya ee IGAD uu soo baxi doono.
Ogaden International Youth Conference 2013 begins.
English(Ogadentoday Press)- After months of preparation the 3rd Annual OYSU International Conference has officially kicked off this morning in San Diego. In attendance were many members and guests from around the world who were eager to kick off the meeting. The conference was officially opened by the OYSU San Diego chairman Mr. MohamedNoor Mohamud Abdi, who welcomed and thanked the many members and guests. Mr. Noor further spoke about the plight of the people in the Ogaden and the opportunity this conference presents so their message can properly conveyed to the rest of the world.
Shirweynihii Ururka Dhalinta Ogaden (OYSU) oo Furmey+ SAWIRRO
Somali(Ogadentoday Press)- Waxaa saaka magaalada San Diego ee gobolka California si toos ah uga furmay shir weynihii ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia. Shir weynahan ayaa waxaa kasoo qayb-galay xubno iyo wufuud aad ufarabadan oo ka kala yimid dunida dacaladeeda. Waxaa shirka furay xog’haya OYSU San Diego mudane MaxamedNuur Maxamud Cabdi oo isagu soo dhoweeyey marti sharafta kasoo qayb-gashay shirka. Isaga oo sheegay iney tahay fursad qaali ah in maanta dhalinta reer Ogadenia iyaga oo qadiyadooda u dooda ay isugu yimaadaan shir noocan oo kale ah. Shirka maanta ayaa ah mid albaabadu uxiran yihiin loogana hadli doonaa arrimo gaar ah, warbixino, seminaaro iyo aqoon isweydaarsi.
Dowladda Itoobiya diiday Mudaaharaad Mucaaradku Dalbadeen!
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya ayaa diiday Mudaahaarad ka dhan ahaa Xukumadda Itoobiya oo ay ku dhawaaqeen Mucaaradka Dalka Itoobiya.Ururka Mucaaradka Itoobiya ee Lagu Magacaabo Semayawi Party ayaa sheegay inay doonayaan Mudaaharaad inay ku qabtaan Xarunta Midowga Afrika oo uu ka socdo Kullanka Madaxda Afrika.Ururkan ayaa bishii hore ku dhawaaqay Mudaahaaradkan waxaana soo dhaweeyay Dhamaan Axsaabta Mucaaradka ah Iyo Ururadda Bulshadda.
Ethiopia bans peaceful demonstration called by Semayawi party
EnglishAwramba Times (Addis Ababa) – Ethiopia has banned the peaceful demonstration called by Semayawi Party in front of the African Union headquarters in the capital Addis Ababa.According to Awramba Times sources, Semayawi party’s request was rejected today after the party officials have submitted the letter of notification to the relevant office at the Addis Ababa city administration.Semayawi party had called for a public protest rally next Saturday in connection of the mark of the AU’s 50th golden jubilee.
Ten dead in Somalia after al-Shabaab clash with Ethiopian troops
EnglishMOGADISHU, Somalia, May 23 (UPI) -- About 10 people are believed to have been killed in clashes between Ethiopian troops and al-Shabaab insurgents in the Somali city of Beledweyn, officials say. The fighting began after al-Shabaab fighters opened fire on residents of a small town on the outskirts of the city, Shabelle Media Network reported Thursday. Ethiopian troops quickly arrived, causing the insurgents to retreat, said Isaq Ali Abdulle, commander of government forces in the region.
Daawo- RW Soomaaliya oo ka Hadlay Mooshinka, Amniga Xamar, Jubbaland, Iyo Somaliland
Somali
Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia
EnglishMOGADISHU, SOMALIA—The Elman sisters are bathed in the honey glow of Somalia’s late afternoon sun, the only sounds coming from an iPhone in a pink case that chirps continuously and the bursts of chatter from women upstairs. A sign in the corner of the office where they sit reads: “Real Men Don’t Rape.” For those who know the Canadian sisters from Ottawa, it is rare to see them together, just talking, sitting still, not working on Somalia’s front lines.Iman has just come from work and is still dressed in her military fatigues, a black hijab discreetly tucked beneath the lieutenant’s cap. She turns heads on Mogadishu’s streets: it is rare, if not unheard of, to have a female commander, let alone one who is only 21.
Alshabaab Iyo Liyuu Police oo 17 Iska dilay Xuduuda Baladwayne.
Somali(Ogadentoday Press)- Warbaahinta Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidamo Liyuu Police ee Maamulka Kililka Iyo Ciidamo Alshabaab ku dagaalameen meel u jirta Magaaladda Baladwayne 75 KM, Dagaalkan ayaa la sheegay inay ku dhinteen 17 qof oo qaar ka mid ah yihiin Shacab. Kaddib Ciidamadda Alshabaab ayaa la sheegay inay la dagaalameen Ciidamo Itoobiyaan ah oo Liyuu Police ah waxaana Ciidankaas la sheegay in dagaalkaas lagu diley 17 meesha qaar dhaawac ah laga qabtay Alshabaab Haddaba qoraalkan hoose akhri oo aan ka soo xignay Warbaahinta Somalia.
ONLF oo dagaallo la gashay Ciidanka Dowladda.
Somali(Ogadentoday Press)- Dagaallo ayaa dhexmaray Ciidamadda Jabhadda ONLF Iyo Kuwa Dowladda Itoobiya ee Federalka ah oo ay waheliyaan Ciidamadda Maamulka Kililka ee Liyuu Police ee ka howl galla Gobalka Ogaden. Dagaaladdan ayaa la sheegay inay kala kala dhaceeen, Deegaamo ay ka mid yihiin, Garasley oo ka tirsan Dhuxun, Gobalka Fiiq, Gobalka Dhagax buur, Deegaanka lagu Magacaabo Ina Mana gade, Deegaanka Caado Iyo Jinoole oo Gobalka Wardheer ka tirsan.Dhanka Kalle Ciidamadda Jabhadda ah ayaa Baabuur Ciidamadda Dowladda qarax oogu gaystay Deegaamo ka tirsan Fiiq. Guud ahaan Dagaaladdan ayaa Saraakiisha Ciidamadda Jabhadda ONLF sheegeen inay ku dileen 24 askari meesha 2 baabuur ku gubeen.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.08 seconds 6,905,587 unique visits