See buu ahaa Dareenka Melez Zenawi Shirkii Libya?....
Xubno ku nool Wadanka Libya oo aan wax ka waydiinay Arrimaha Shirka Midowga Afrika ee lagu qabtay Magaala Madaxda Dalka Libya ee Tripoli ayaa noo sheegaan in qodobka oogu wayn ee laga wada hadlay uu ahaa Xal u hlista Dhibaatada Itoobiya iyo Erteriya.
Qodobka Guud ayaa ahaa Colaadaha ka taagan Qaarada Afrika sidee baa loo xalin karaa, Colaadan oo inta badan sal u yihiin Xuduudaha sidoo kale Xukunka ayaa noqday Qodobka Koobaad ee lagu soo qaaday Shirka.
Arrinkan ayaa Madax waynaha Martida loo yahay Dalkiisa ahna Madax Midowga Afrika Mucamar Alqadafi uu sheegay in Xal u hilista Dalka Itoobiya iyo Erteriya ay tahay iyadoo la aqbalo Go,aankii Maxkamada Heeg oo u saxiixay Erteriya Magaalad Badhame.
Arrinkan ayaa Raysul Wasaare Melez Zenawi oo Sawirkan laga soo qaaday Kulankaas uu aad ooga carooday, Sidoo kale Melez ayaa dhib saday Hadalka ahaa Yuhuudu waxay hurisaa Colaadaha Afrika.
Dhanka kale Xubnaha oo ka gaabsaday inaan shaacino ayaa sheegay in Suurta gal tahay in Qadiyaad Ogaden lagu soo qaadan doonaa Kulanka Danbe iyadoo ay ku xiran tahay Kolba Meesha Kulankaas lagu qabto iyo Dowlada Marti galisaa ee soo jeedisaa arrinkaas.
The Picture/ Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi attends a special AU Summit held in Tripoli, capital of Libya, Aug. 31, 2009. XINHUA
Thanks for sharing with us such a good idea.In this world of Internet, we don't need to go out to buy things.Instead, we only sit in front of PC,and click to buy things, such as discount designer purses,discount authentic designer handbags,cheap leather handbags.Bags online are really good!
#5 | cheap leather handbagson August 02 2010 20:14:56
Thanks for sharing with us such a good point. To me, handbags are women's favorite. Wherever they come, they can't come without handbags. If they find some place selling women designer handbags,cheap leather handbags, or leather handbags discount.They must be crazy for it.
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=85&larid=330
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=301&larid=302
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=301&larid=302
It's cool that people are able to get the <a href="http://bestfinance-blog.com/topics/business-loans">business loans</a> and that opens new opportunities.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin