Talaado, June 12, 2012 (HOL) Ra'iisul wasaaraha dalka Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay maanta in xukuumaddiisu ay weydiisatay Mareykanka iyo ururka Midowga Yurub inay ka caawiyaan qorshaheeda dagaal ee ay ku doonayso inay ku qabsato magaalada dekedda leh ee Kismaayo oo xarun u ah gobolka Jubbada Hoose.
Raila Odinga ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay qorsheynayaan dagaalkii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan inay ku qabsadaan degmada Kismaayo ee gobolka Jubbad Hoose ka hor inta aan la gaarin bisha Ogoosto ee sannadka.
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa gacanta ku haysa Al-shabaab oo la sheegay inay ka hesho dhaqaalaha ay ku dagaalamayso, iyadoo afhayeenka Al-shabaab uu ka sheegay Kismaayo inay difaacan doonaan tan iyo inta uu dhimayo midkooda ugu dambeeya.
"Iyadoo aan gacanta lagu dhigin Kismaayo aad ayay u dhib badnaanaysaa in laga adkaado Al-shabaab," ayuu yiri Odinga oo wariyeyaasha kula hadlayay Nairobi, isagoo intaas ku daray. Isagoo intaas ku daray in ciidamadooda ay waqti badan ku qaadanayso inay dhaqaaqaan waayo waxaa halkaas ku sugan dad badan.
Ra'iisul wasaaraha Kenya wuxuu sheegay inay dalka Mareykanka weydiisteen lacag taageero ah oo ay ku howgalaan. "Mareykanka horay ayuu u sheegay inay kaalmo u fidinayaan ciidamada Kenya marka ay si rasmi ah uga mid noqdaan AMISOM, waxaana ciidamadeennu ay bishan horraanteedii si rasmi ah uga mid noqdeen howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya."
"Waxaan toddobaadkan la hadli doonaa wakiilka Mareykanka, waxaana weydiisan doonaa inay badiyaan dhaqaalaha ay ku taageerayaan howsha socota," ayuu yiri Odinga. "Haddii ay na siiyaan qalab ciidan aad ayay u wanaagsan tahay, balse innagu waxaan hadda weydiisanayno waa taageero dhaqaale."
Afhayeen u hadlay safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay inuusan hadalkan ka jawaabayn hadda, balse ay raadin doonaan warar dheeraad ah oo arrintan ku saabsan.
Sidoo kale, Odinga wuxuu sheegay inay weydiisanayso ururuka Midowga Yurub inay ka caawiyaan dagaalka badda, isagoo sheegay in Midowga Yurub ay hadda dagaal kula jiraan burcadbadeedda ku sugan dhulka. Laakiin wuxuu ilowsan yahay inaysan Kismaayo ahayn meel ay ka taliso Al-shabaab oo aysan burcadbadeeddu saldhigyo ku lahayn.
Kumannaan askarta Kenya ah ayaa bishii Oktoobar ee sannadkii hore gudaha u soo galay dalka Soomaaliya, xilligaas oo ay sheegeen inay kula dagaalamayaan xoogaga Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen weerarro iyo afduubyo ka dhacay gudaha Kenya.
Ra'iisul wasaaraha dalka Kenya wuxuu sheegay in deegaannada Al-shabaab ay ka qabsadaan laga dhisi doono wadooyin, iskuullo, guryo iyo xarumo caafimaad si loogu celiyo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.
"Waan awoodnaa inaan gudaha Soomaaliya ka sameyno deegaan, kaasoo qoxootiga Soomaalida lagu celin karo," ayuu yiri Odinga oo intaas ku daray. "Beesha Caalamku waxay doonaysaa inay innaga na caawiso."
Hadalka ra'iisul wasaaraha dalka Kenya ayaa imaanaya iyadoo ciidamada dalkaas ay ku biireen AMISOM toddobaad ka hor, sidoo kalena uu maalin ka hor shil diyaarad ku dhintay wasiirkii ammaanka gudaha Kenya iyo ku xigeenkiisii.
Dzhejmi Oliver - Gotovim s Dzhejmi. Rukovodstvo po prevraweniju v povara Mail.ru Pass Cracker - programma dlja vzloma pochty na mail.ru drayvera-h64-hldtst-dvdram-gsat50n-ata-device.zip The Settlers 7. Pravo na tron (2010) Zapretnaja zona 2012 bljutuz adapter prolife 2.0 ub22s drajvera bez registracii.rar sovetnik Hybrid_SHORT generator kljuchej Tekken 3 Terraria 1.1.2 / Terrarija 1.1r11 (2011/RUS/ENG/RePack) dushevaja kabiny aonisi instrukcija po sborke skachat' programmu taksi maksim LEGO Star Wars 2: The Original Trilogy /RUS/ [CSO] Ekaterina Nikolaicheva - Bezumie sily magic goody
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey
mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda
abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
dolzhnostnaya-instruktsiya-montazhnika-ops.zip silver fox instrukcija reshebnik-fizika dlja 10-11 kl. bazovyj uroven' s.a. tihomirova, b.m. javorskij pravila sanitarii instrukcija -knigu-tanec-na-kladbishe.zip aps 1350 instrukcija usb-drayver-dlya-sony-ericsson-k220i.rar plan zanjatija po pticam ÃÂóÃÂàzenit-3sl chertezh
Avtorefrizherator "termoking" BC-11 50 instrukcija po jekspluatacii KVN. Vysshaja liga. Tretij chetvert'final (2012) Otvety biletov po informatike za 9 klass.rar audioknigi GTA: Kriminal'naja Rossija beta 2 (2010/RUS/ENG) programma-dlya-zvonkov-s-plansheta.zip htc a8181 Medikamentoznoe preryvanie beremennosti v astane Naprolom / MS One: Maximum Security / Lock-Out (Dzhejms Mjeter, Stiven St. Ledzher) [2012, fantastika, boevik, triller, HD-1080p] trejler Simona vilar ledi poslushnica
drajvera hp pavilion dv6620er 21102 rukovodstvo skachat' God of War: Ghost of Sparta [RUS] [2010] PSP plan raboty so shkol'nymi psihologami SHEMA BESKONTAKTNOGO JeLEKTRONNOGO MAGNETO MB-1 TU 84-798-78 dlja motobloka Krota instrukcija deh p 6750 mp rukovodstvo po remontu traktora T-30 sochi plan perestrojki ul.vojkova 64 Reshebnik po teoreticheskoj mehaniki kepe instrukcija kofevarki eta variant
Kod-aktivacii-kanalov-crystal-tv.rar shema jelektroudochki Instrukcija po jekspluatacii Toyota, Ipsum 1996-2001 gg. gonki AVG Anti-Virus Free 2012 12.0 RUS - AVG antivirus Fri 2012