May 25 2013 08:06:49
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo: Shirkadda SouthWest Energy oo Shidaalka Ogaden Shaxaadaysa.
SomaliDaawo: Shirkadda SouthWest Energy oo Shidaalka Ogaden Shaxaadaysa.

June 15 2012.

(Ogadentoday Press)- Shirkadda SouthWest Energy oo ah Shirkad Laga leedahay Dalka Itoobiya, Britian ahna Shirkadda doonaysa In Shidaalka Ogaden soo saarto ayaa doonaysa Inay Dadka Deegaanka ku soo Jiidato wax aan u qalmin Shidaalka Iyo Khayraadka Ogaden.

Shirkadda ayaa sheegtay In Iskuulo ay Dhiso Balse Su,aasha ayaa ah Dadka Ogaadeeniya Miyaysan Iskuullo Dhisan Karin oo aysan Waxba qabsan karrin. Odey ka Mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay In Dadkan Iskood Iskuulka u dhisteen, Bal Hoos Ka Daawo Muuqaalka Shirkaddan ka soo Qaaday Ogaadeeniya.


Jabhadda ONLF ayaa diidan in Shidaalka Ogaden la soo saari Illaa Xalka Gobalka Ogaden laga gaaro Xal Siyaasadeed oo Afti Laga qaado Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya.






Comments
#1 | Waddani on June 15 2012 10:38:31
Aayo katashiga umadda reer OGADENIA ayay qayb katahay shidaalka.
#2 | abz on June 15 2012 11:23:34
waa yaab kkk, kuwani obole 2 bay rabaan in ay qabsato, wiilasha iyo gabdhaha shidaalkan uu hungurigu ka hayo duurkay joogaan kuwaa umbaa wax ka saxeexi kara ogadenia...Shidaalka ogadenia maya maya maya lama soo saari karo intuu halganku socdo.
#3 | abz on June 15 2012 11:24:57
Iyagu inta research'ka ha iskasii sameeyaan, wuuna anfaci xoriyatul ogaden marka la gaadhoGrin
#4 | Hassan on June 15 2012 13:00:46
Ogadentoday ma xayaysiin bay u samayn Shirkadda Tigreyga?
aniga ilama Qumana inaad soo tabisaan probagandada Wayanaha wax tarna umale akhristayaasha webkan si guud, Maah-maah ayaa tidhaa "Daylo Dabaday ku asooli may ku aroorto"? waxay tigrey aniga i siin ama ii Qaban iyagu futadooda haku asturaan!!
#5 | tooji on June 15 2012 13:32:02
War probogaandda tigreega naga saara, oo ka hadla shaqaaqadaha ka taagan Addis Ababa, iyo Skype-ga qofkii lagu arko 15 sano lagu xukumayo.
#6 | Bilsaa on June 15 2012 19:06:52
Ogadentoday. Way mahadsanyihin warbixino badan oo dhibaatada shacabka tabanhaysana way soogudbiyan Aadna waan uaqristaa. Lakiin benta gumaystaha. Hagadina walalayaal waatalo
#7 | cumar on June 16 2012 06:46:41
nin baa yidhi dhurwayoow maxaan muuu kamaqlay waa mah mah somaliyeed ee itobiya maxan kamaqlay shidalka ogaden wan sosaraynaa waxan u arkaa fikirkii gumaysigaa ee guracnaa ee maqustaha a haa un inaytahay lakin inta nin naga nolyahay no no no no banu lenahya
#8 | longchamp outlet on June 20 2012 20:24:51
Every two months, Essential Science IndicatorsSM from Thomson longchamp outlet Reuters lists a new crop of what it calls hot papers in science. Hot papers are selected by virtue of being cited among the top one-tenth longchamp wallet of one percent (0.1%) in a current bimonthly period. Papers are selected in each of 22 fields of science and must be published within the last two years. Because the hot papers are updated every two months, new papers are added with every update, and ScienceWatch.com tracks these new additions. Here, ScienceWatch.com highlights the most-cited of these new entries, one from each longchamp backpack pliage field, which are, in addition, not more than one year old. Since new hot papers are very recent scientific contributions that are receiving recognition during a current period, they may signal important new trends in research and serve as leading indicators of scientific advancement. Full information, including bimonthly citation histories, for these papers can be found in Essential longchamp Science Indicators. See also, Understanding Core Data; Hot Papers Methodology.. Some papers have comments sent in by the author(s) of the paper which may include longchamps le pliage images and descriptions of their work. A new Front consists of core papers not previously included in any prior Front. We list here the most prominent of this new longchamps outlet crop for each of the 22 fields as determined by the number of core papers they contain and the citations received. Research Front Maps may be selected from the current Research Front set that are relevant to the core papers of the chosen field. View them at the site-wide listing of all Research Front Maps (sorted by field). For longchamp online details on the core papers and other statistical characteristics of each Front, see the Research Fronts section of the Essential Science Indicators from Thomson Reuters. Some papers have comments sent in by the author(s) of the paper which may include Longchamp luxury bags images and descriptions of their work.
#9 | VBHCG on November 15 2012 17:55:50
hot pink ugg handbag. hot pink ugg handbag finding the right dress to your big day.Just about the most important concerns when it comes to finding the perfect fall months wedding dresses is exactly what type of gown to choose. There are autumn wedding gowns that are great for any kind of marriage ceremony tall uggs for kids. tall uggs for kids from the most casual for the most conventional affair. It&#8217 little girls uggs on sale. little girls uggs on sale cheap ugg style boots. cheap ugg style boots s of course vital finding yourself sporting a terrible outfit you can't profit or even transaction for an additional. <br> Unsure Concerning the Style <br> If you are always fixed to advertisements and harassment fashion products ugg tall boots. ugg tall boots ugg short boots sale. ugg short boots sale sundance uggs cheap. sundance uggs cheap you might not have idea an amount look good done to you. Then when you are required to be a maid-matron of honour UGG Boots Clearance. UGG Boots Clearance you can't imagine anything as
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.73 seconds 6,910,566 unique visits