June 18 2013 23:35:46
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Inka badan 30-ruux oo lagu qab qabtay howlgallo ka dhacay Gaarisa, Kenya.
SomaliInka badan 30-ruux oo lagu qab qabtay howlgallo ka dhacay Gaarisa, Kenya.

Gaarisa: (Ogadentoday Press) Saraakiisha Ciidamada Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Gaarisa ee dalka Kenya oo maalmo ka hor ay ka dhaceen qaraxyo xooggan ay kusoo qab qabteen dad badan oo lala xiriirinayo inay ka dambeeyaan qaraxaasi.

Philip oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Booliska dalka Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Gaarisa ay kusoo qab qabteen illaa 36-ruux oo lagu eedeynayo inay ka dambeeyaan qaraxyadaasi.

“ Ciidamadeena howlgallo ay sameeyeen waxay kusoo qab qbateen 36-ruux, waxaana naga baxsaday 3-kale, waxay ku jireen Guri ku yaalla Magaalada Gaarisa, baaritaanno dheer ayaan ku haynayay dadkaani, laakiin waan ku daba joognaa raggii kale ee naga baxsaday” ayuu yiri Philip oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Kenya.

Saraakiisha Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan kooxo doonaya inay qal qalilyaan ammaanka dalkaasi iyo waliba inay doonayaan inay hoos u dhigaan dhaqaalihii dalka Kenya, hase ahaatee aan loo dul qaadan doonin, tallaabo cadna laga qaadi doono sida ay hadalka u dhigeen.

Al Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay Gaarisa oo ay ku dhinteen 15-ruux islamarkaana ay ku dhaawacmeen 50-kale kuwaasi oo ahaa dad cibaadeysanayay oo ku jiray Kaniisado ku yaalla Magaaladaasi.

Xigasho: Shabelle.
Comments
#1 | lili on July 06 2012 01:16:02
The fashion scene hollister uk clothing fashion scene on changing and hollister clothes uk on changing and has been hollister uk online important role an important role in hollister online uk in the lives of people fashion, in the lives of people. You will see cheap hollister uk trends keep trends keep on changing, but jackets, hollister uk website but jackets and hoodies have hollister uk site fashion and the been in fashion and hollister hoodies uk these garments of these garments, have hollister clearance uk look highly been faded. One can look buy hollister uk tylish and sophisticate stylish and hollister uk clearance There are lots and in coats and jackets. There are cheap hollister clothes uk lots of brands and lots of brands, which are hollister uk online shop designs and varieties designs and varieties of hollister uk store locator among those brands and coats, but among hollisters uk most popular brands, hollister outlet online uk famous brand is the most popular and hollister t shirts uk selling highly brand of America, which has been hollister jeans uk sophisticated and highly sophisticated and decent hollister polo shirts uk jackets and coats of jackets and coats.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 1.04 seconds 7,287,936 unique visits