Dalka Yemen waxaa ku Nool Qaxooti ka soo Barakacay Ogaadeeniya Kuwaas Saxaafada Inta Badan ka Maqan Balse Shabakada Ogadentoday ayaa Maanta laga bilaabo soo Gudbin Doonta Xaalada Qaxootiga Ogaadeeniya ee Halkaas ku sugan,Shacabka Reer Ogaadeeniya ee Qaxootiga ku ah dalka Yemen waxay in badan isku dayeen in ay UNHCR ay u aqoonsato sida qaxootiyada kale ee dhibku ka kenaay Dhulkooda Hooyo.
Hadaba Xafiiska UNHCR waxuu garwaaq satay Dhibka Shacabka OGADENIYA in uu Yahay Mid dhab ah waxayna qaadan Imtixaan adag ooy ku oganayaan qofku in uu u dhashay Ogaadeeniya markaa ayay siiyan kaadhka qaxootiga.
Waxayna Bilabataay Howshasa Aqoonsiga Diiwaan Galinta Bilowdgii Sannadkii 2008 Intaas kadib Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya Waxay Sameeyeen Dadaal Badan oo aad usoo Jiitay Hay-adaha Sida UNHCR ,ADRA,ICRC ,IDF ee inta badan ka sii jeeday waxayna u kiraysay UNHCR Shacabka Qooxotiga Reer Ogaadeeniya meel ay ku kulmaan kuna soo ban dhigaan Hidaha iyo Dhaqankooda taas oo ay kadhacday Munasabaad manta.
Munasabadaa oo sifiican loosoo Agaasimay kana soo qab galeen bullshada qabeheeda kala duwan sida Odayaasha Hooyooyinka Ardayda iyo Gabdhah a waxaa kale oo kasoo qab galay laguna Casuumay Munaasabadaa UNHCR ,ADRA,IDF,ICRC kuwaas oo dhamaan tood aad moodo in ay wada arkaan Dhibaatada Qaxootiga Ogadeniya.
Qaxootigan Ogaaadeeniya ka soo qaxay Waxay Dhamaan Ummada Soomalida Ogaadeeniya u rajaynaa Meel walba joogaan Midnimo Is Gacan qabso iyo Xaalada Wadanka oo Mar walba la iska kaa shado
Muuqaalka Madaxda Hay,adaha Ka Socotay ee Qaxootiga u Timid.
Arragtida Ogadentoday.com ee Ku socota Dad waynaha Ogaadeeniya.
Tafatiraha Shabakada Ogadentoday wuxuu Dhamaan Ummada Soomalida Ogaadeeniya ee ku Nool Wadamada Galbeedka Ka codsanaya in Qaxootiga laga Taageero Dhanka Duriuuraha adag ee soo Wajaha, Iyo Loo qaban Kara Loo qabto, Khaasatan Ururada Dhalinta Sida OSF OYN iyo Xubnaha Jaaliyadaha Isku dayaan Inay Qaxootiga La Xariiraan.
Aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa bahda Ogadentoday idiinkana mahad celinayaa sidaad bulshada uga haqabtirtaan wararka iyo qaabka aad qoraalada u soo gudbisaan.
Waxaa ka loon aad u jecleystay muuqaalka Web-ka oo ka turjumaaya Dalka Ogaadenya kheyraadkiisa.
Thankyou very much please keep up the good job for your PEOPLE and your COUNTRY. Guul, Gobanimo, Geesinimo,Midnimo iyo iskutashi.
#5 | It's me again JAANGOon January 22 2010 18:57:09
Salaan qaali ah oo ku socota qofkasta oo jecel Gobanimada Dalka Ogaadeenya.
Waxaan aad ugu farxay in dadka ka soo qaxay Ogaadeenya ee jooga dalka YEMEN hayadaha samafalka ee U.N. aqoonsadeen.Good NEWS.
Salaan qaali ah abwaan jaango iyo jahliyada yemen iyo dhamaan bulsho weynta ogadeniya meel ay joogaanba.
guushu way iman kii gaadhaba. bahda ogadentoday thanks for your efforts and wonderful job. may allah give you something good in return.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin