June 19 2013 16:21:15
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dagaalkii Ma’ayso oo Tigreega Lagaga Furtay Qalab Milatari iyo Maxaabiistii oo uu Kujiro cabtan Tigree ah.
Dagaalkii Ma’ayso oo Tigreega lagaga furtay qalab milatari iyo maxaabiistii oo uu kujiro cabtan Tigree ah.

Dagaalka Ma’ayso oo ahaa dagaal si wayn usaameeyay magaalooyinka Diridhaba iyo Hawaas ayay marba marka ka dambaysa kasoo baxayaan warar dheeraad ahi.

Sida ay sheegayaan warar ka imaanaya ilo xog ogaal ah waxaa ay ciidanka ONLF gabi ahaanba dagaalkii 4 bari socday ku qabsadeen magaalda Ma’ayso iyo saldhiggii ciidamada Tigreega,waxayna gacanta ku dhigeen saanad Militari oo aad ufara badan oo taalay Saldhigga.

Qalabka la furtay oo badnaa waxaa kamid ahaa 149 gorrad (saxaradood ) oo rasaasta AK47 iyo BKM ka ah,4 raadiyayaasha ciidanka ah,18 qori oo baasuukayaal ah iyo 5 qori oo ah nooca adimmada leh ee loo yaqaabo SK43.

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in maxaabiista la qabtay uu kamid yahay kabtankii xukumay ciidanka Ma’ayso oo Tigree ahaa,isagoo ay ku yaalaan laba dhaawac oo fud fudud kaga yaalan Gacanta iyo Lugta..
Comments
#1 | Godeyboy on January 23 2010 08:45:25
maashaa alaah waa guul u soo hoyatay shacabka dhiban ee reer Ogadenia. guuuul ONLF
#2 | dhoobawayn on January 23 2010 10:10:38
waxaan uhanabal ayya nayaa ciidanka wadaniga ah eegeesiyada ah waxaan leeyahay guulaysat alaahu akkbar mida kale w alaalayaal is kailaalaiya qorshayaasha gumaysiga waxaan lhadalayaa waajaalaiydaha diobada waayo hada waxay wadaan ol le qabiila ooay doonahayan in ay nugu kala jabiyaan walaalayaalaow aan isku duubnaano walaal kadig toonaada ree habal iyo reehabal waxaan nahay dada isku dhiig ah oo isku dala ah oo isku diinah iwalaalyaal iskailaalaiya cadawgeena alaguuleeyo ciidanka aan sharaftiisa meel walaba kujoogna ilahay guulee ilahaw cadawga jabi aamiin
#3 | noor shekh on January 23 2010 10:44:00
maasha alaah waa guul usoo hoyatay umadda dulman ee reer ogadenia guul iyo gobanimo
#4 | GOOJJAA DHACDIID on January 23 2010 11:32:09
Allahu akbar CWXO Quudhsi iyo kibir wayaane waxay dhaxalsiiyeen inay goobkasta oo dalka ogaadeenyaa ay ku jabiyaan jabhada ku sheegta dixirigaa balantii ay shacbiga dulman ee reer ogaadeeny6a ee dulman u qaadeena way kasoo dhalaaleen ee dabaqoodhi iyo afku dufanle maxaa uyaala guushii waynoo timide maxaa gashaanadii haysta guul CWXO iyo shacbiga reer ogaadeenya oo midaysan meelwalba oo ay dunida ka joogaanba, guuliyo gobanimo jaajuuskii WABISHABEELANA WARKIISI WUU CADAYSTAY IYO KUWA XUN-XUN ee qabyaaladiista yaashaa iskusheega XAAJO.COM. ama xaargumaste.
#5 | garabaawi on January 23 2010 11:34:33
alaahu akbar jwxo haguulaysato shacabkuna wuu idinku garab jiraa ee hadaalina way soo dhawdahay guushii kama danbaysta ahayd tani waa hor dheceedii
inshaa alaaaaaaah
#6 | fiiq on January 23 2010 17:06:13
marka ixta waxaan adeeyna jigjiga oo ann soo qabayeyna tuuga cabdi ileey iyo daaud labadan nin waa in laqabtaa si deg deg ah.
#7 | Cali on January 25 2010 13:59:45
Waa guul loo riyaaqo waayo waxey marag u tahay in JWXO & CWXO aynan ku sugneyn oo kaliya Ogadeniya Bari ee kolkey haboon tahay ay ka hawl-gali Ogadeniya Galbeed.

Waxaa weliba micno dheeraada usii yeelaya in CWXO hadduu dooni uu isha ganacsi/tareenka Jibuuti & Addis Abeba gabi ahaanba xidhi karo iyo iney joogaan meel xabbadooda ay ka dareemi karaan Meles iyo TPLF-ta Addis Abeba fadhida.

Mahada waxaa iska leh:
* Dhamaan dadweynaha Ogadeniya ee halganka taageeray ee soo gaadhsiiyay meeshuu maanta marayo.
* Hogaaminta JWXO ee halganka cagta u saartay wadada toosan isla kolkaana cidwalba tustay in haddeynu isku tashano aan shisheeye ka maarmi karno, danteenana gaadhi karto. Waxey Hogaaminto hirgalisay hal-ku-dhigga Ururka ee ah Mintid, Midnimo, iyo Isku-tashi.
* CWXO oo TIgreega is-mahadiyay runta kusoo dabaalay, goobaha dagaalkana ku tusay dagaalyahan-nimda iyo geesinimada CWXO.
#8 | sale on November 02 2010 23:58:40
Are you ready to Moncler Jackets buy jackets for yourselves? How about your children? You forget him? Oh, no. never let him or her know what are you thinking now.nowadays. fashion is Moncler Jackets sale not just talked about how to make a garment suitable for adults themselves, but now Moncler Coats the children about wearing sexy clothes. Where can you find a store you not only can buy yourselves Moncler Vest jackets, also can buy for your children? Welcome Moncler down jackets to our moncler outlet.Clothing moncler jacket is discount moncler jackets a good example showing moncler clothingthe personality Moncler of children clothing.Based on the fact that the industry Moncler jackets
Moncler Jackets mens has been growing in popularity, many designers choose to take more attention now Kids Moncler Jackets sale Clothing. Moncler coat is the product that you launched the last Moncler Moncler Coats Moncler jackets jackets women and men. Children Moncler jackets, Moncler jackets, Moncler coats
Moncler Vest and so on! All moncler jacket clothing lines embodies. Unlike men’s jackets Moncler, Moncler
Moncler down jackets jackets womens, Moncler jackets mens with many charming and stylish elements that enchanting is only suitable for men.
Men the material is very Moncler soft and warm inside. As everyone knows, children’s skin discount moncler jackets is more sensitive than adults. So, should pay more attention the question of “clothing for children. moncler jassen and at this stage.
#9 | yougseo on November 04 2010 07:53:35
#10 | moncler jacket on November 06 2010 05:28:52
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



maryan
19/06/2013 12:30
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey

mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

Render time: 0.73 seconds 7,297,209 unique visits