May 23 2013 21:19:46
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

War-Deg Dega ah: Zenawi oo Dhintay- Idaacad Mucaaradka leeyahay Ayaa Sheegtay.
Somali War-Deg Dega ah: Zenawi oo Dhintay- Idaacad Mucaaradka leeyahay Ayaa Sheegtay.

Xasuusnow: Warkan wali cid ka hadshay ma Jirto oo aan ka hayn Idaacaddan oo la aaminsan yahay In Mucaaradka Xabashidu leeyihiin mana ahan War Ogadentoday Press Xaqiijin karto inta laga ogaan doono Xaalka Zenawi.



Idaacad la aaminsan yahay Inay leeyihin Mucaarad Itoobiya oo Xabashi ah ayaa sheegtay In ay heleen War-Deg Deg ah oo ku saabsan In Raysul Wasaare Itoobiya Melez Zenawi uu ku dhintay Hospital ku yaalla Dalka Belgium.

Warkan ayay sheegeen inay ka soo Xigteen Siyaasiyiin Iyo Kooxda ka Hortaga Xasaraadka Caalamiga ah ee Afka Qalaad loo yaqaan " International Crisis Group(ICG)".

Zenawi ayaa Xilka Itoobiya hayay muddo 21 sanno ah, waxaana lagu Xasuustaa Xasuuqa Gobalka Ogaden uu ka sameeyay, Zenawi ayaa la aaminsan yahay in uu dhintay Xanuunka Kansarka, mahan Markii Kobaad ee Zenawi xanuunkan lagu sheego.

Muddo 39 Sagaal maalmood ah ayaa la waayy Zenawi isagoo Xisbigiisa muddo 10 Bari ah shir u xiran Albaabadda ku Jiraan.

Ma Jiraan war rismi ah oo ka soo baxay Dowladda Itoobiya mana Jiraan warar Madax-Banaan oo ka soo baxay Dowladaha Caalamka.

Xukumadda Itoobiya ayaa horey u sheegtay in Dhimashadda Zenawi ay Idaacaddan Iyo Ururka Ginbot ay Jecel yihiin.

Warkan mahan Mid Ogadentoday Xaqiijin karto balse waxaan idin soo bandhignay Warka Idaacadda ESAT.


Hoos ka dhagayso Raadso Turjumaan Xabashi ah Anagu ma Afnaqaanee.





Comments
#1 | darbane7@yahoo.com on July 30 2012 14:35:14
Ilaahay ma na dhaafiyay gacan ku dhiiglaha oo xasuuqay dadkeena...
#2 | nogob on July 30 2012 15:52:19
kolay UBO kamafaa,iidaysan mayso ,,siyaasada onlf iyo geerida males waxaan ku tilmaami doqonkii lumay ee intuu lumay lahelay ee lagu farxay isna yidhi maxaala,igaga farxi bariba waan lumiye
ONLF waxba yayna farxin bariba iyada ayaa bulshada majara habaabine
#3 | GUREEY on July 30 2012 16:12:32
asc dhamaantiin .aad iyo aad ayaan oogu farxayaa inuu ilahay na dhaafiyey cadawgayagii. Illaahayoow cadayga yaga kale saas nooga qabo...NOGOB walaal hadaad geerida melaz ka naxday ilaahay aakhiro halkuu ka joogoo allaha ku geeyo ileen waa saaxiibkaayee. AAMIIN AAAMIIN
#4 | duceysane on July 30 2012 16:21:08
duul aan wada socon duqaydii onlf bustaha ayaa wada saaran oo waxay u ooyayaan males zanawi gaas dhagoolihiina waa dabaal dagayaan duqaydu waxay kafikirayaan gaas dhagoole waxii loo seegi lahaa
#5 | Tareyso on July 30 2012 16:21:46
Allah mana dhafiyay bakhtiyaha bakhtiga melez hadan intaku dhafo kan wata nogob sxb adi masasad ku arimin laheyd waxan kuleyahay trainka dhinaca qabso yanu katagin e abufas yahow guusha shacabka aya iska leh
#6 | GUMAYSI DIID on July 30 2012 16:25:50
Hadii ay runtahay oo uu dhintay waxaanu leenahay ilaahay halkii uu ugu talagalay ayuu gaynayaa waxaana rajaynayaa inuu heli doono cadaalada ilaahay oo laga xisaabin doono wixii uu gaystay iyo kufri nimadiisii, kuwa caloosha ka buka ee munaafiqiinta ah ee Zanawi qalbiga iyo niyada ka jecel waxaanu ku waa ninaynaa inay ilaahay u noqdaan oo ay utoobad keenaan kana faa iidaystaan bishan barakaysan ee ramadaan oo ah bil khayraad ilaahay ku manaystay, waxaan kula talin lahaa inay cafis waydiistaan kow ilaahay, kadibna dadkooda dulman ee ay kuwii dulminayey u garab istaageen,
#7 | qaman on July 30 2012 17:02:50
garac garac dhalay ayaad tahay ha sheegan nogob ee sheego iidoorland ama dhabayacoland
#8 | Sahal on July 30 2012 18:57:31
Xayle Salaase markii la dilay Ogaadeen waxuu lahaa ilaah ayaa na dhaafiyay, Megnisto markii la radiy Ogaadeen waa alalaasay, waxayna dhaheen allow kaa meel xun gee bagaa loo riday, hada hadii Zanaawi dhintana sidii oo kale ayaa la mashxaradayaa.

Zanawi inuu dhiman waynu ogayn, haduusan hada dhimana waa uu dhiman doonaa, inana kuli waynu dhiman, qof walbana saacad ayuu leeyahy, su'aasha is waydiinta leh ayaa ah geerida Zanaawi inaga maxaa inoogu jira oo faa'iido ah?

Ma wadanka Ogaadeenya ayaa xoroobi oo nolosha bidaar ayaa ina hortaagnayd, ma CWXO ayaa duurka kasoo bixi oo magaalooyinka qabsan, ma Itoobiya ayaa burburi oo xornimadii ayaa meel cidla ah laga qaadan?

Intaas hadaan midna dhacayn, waxba soo kordhin mayso geerida Melles, waxaa uun iman Melles kale, muhiimaduna ma aha hebel dhimay ee waa maxaa inaga inoo kordhaya. Nin walba oo hooyadeen guursada waa uun adeerkeen.
#9 | imaam. baajuuriaa on July 30 2012 20:04:34
as wr waryaa bakhtigii yaaley baljam waa bakh tiyeey ee ha la diyaar garoobo oo haloo diyaar garoobo sidii loo maamulilahaa wadanka ogadenia oo an u raaci leheeyn qeyr kano
#10 | qaman on July 30 2012 20:47:13
ogaado reer ogaaadeeeniyow in dadka iidoorland iyo dhabayacoland intooda badan ay ka fogyihiin tigreega, waana kuwa sida shaydaanka isku keen khaldaya ee sheeganaya nogab,dhagaxbuur,wardheer iyo wixii lamida.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.52 seconds 6,887,915 unique visits