June 19 2013 03:23:24
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

ONLF Iyo Wararkii oogu Danbeeyay ee Gudaha Ogaadeeniya.
Somali


(Ogadentoday Press)- Jabhadda ONLF ee u dagaalanta Gobanimo doonka Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa soo dirta mar walba Warbaxino iyadoo loo soo mariyo Xogtaas Wakaaladda Wararka Ogaadeeniya (ONA) oo ah qayb ka tirsan Warbaahinta ONLF. Dagaaladdan ayay Qoraalka lagu sheegay inay ahaayeen Kuwa weerar fudud Iyo Howl gallo Ciidan oo lagu weeraray Xarumaha Ciidamadda Itoobiya ku leeyihin Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya.

(ONA)- Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dagaalo isugu jira kamiino iyo weeraro lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopai ee kusugan Dalka Ogaadeeniya.

NH/CWXO ayaa waxay bilihii ugu dambeeyey wadeen howlgalo lagu naafaynayo gaadiidka dhulka ee gumaysiga Itobiya si looga jaro askarta bakhtiyaysa ee gumaysiga sahayda yar ee ay ugu talagaleen gunaysatada Tigreegu. Qorshahaas milatari ee lagu naafeeynayey gaadiidka dhulka ee gumaysiga ayaa waxaa barbar socday howlgalo waayeyn oo milatari oo ay qaadeen NH/CWXO oo uu ugu dambeeyey Hawlgalkii loogu wanqalay Doofaarka Celiyay.

Hadabba Warbaxinadda Ciidan kuwoodda oogu Danbeeyay ee Naga soo gaaray Xarunta Dhexe Jabhadda ONLF ayaa ahaa sidan.

-23/07/2012 Kamiin si qorshaysan loogu dhigay askarta mooraalka jabsan ee gumaysiga Itobiya meesha lagu magacaabo Boodhcaano ayaa waxaa lagaga dilya 5 askari.

- 17/07/2012 Dagaalo kakala dhacay Deegaanada kala ah Libaaxle, Qudhacle iyo Goora-dheere oo kawada tirsan Iimay-bari ayaa waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 5 askari halka dhaawacuna uu kor udhaafayo 10 kale.

-28/07/2012 kamiin loo dhigay gaadiid milatari oo uu gumaysigu lahaa oo marayey Deegaanada kala ah Laxmaal iyo Buurgaal oo Dagmada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo kawada tirsan ayaa waxaa gaadiidka gumaysiga lagu gaadhsiiyey khasaare lixaadleh

22/07/2012 Deegaanka lagu magacaabo Cirday dagaal kadhacay ayaa waxaa askarta daalan ee gumaysiga gabalkiisu dhacay lagaga dilay 2 askari.

Xigasho: Wakaaladda Wararka ee Ogaadeeniya. ONA.

Comments
#1 | Qubi on July 31 2012 14:33:02
Salaan sharaf kusocota ciidanka qalabka sida ee Ogadenia waxaan leeyahay hanbalyo guulaha kudayashada mudan eed soo hoyiseen.
Allahu akbar Mintid midnimo wadatashi
#2 | Sayid ahmed on July 31 2012 18:22:28
Asc kuwa durka joge danta gud ilashan dabka no xambarsan inta dulayaan degta qorigu nosudhan waxan idan lehay naftod hurayal ilahay hadin gargare galada galaya ana waxaidin balan qadi hel & hoba wan idanla garabtagnahay
#3 | Farxan ahmed osman. on July 31 2012 20:01:49
Guul guul guul.. Allah garabkina hajiro.
#4 | maxamed c.kariim on July 31 2012 23:07:17
Code



asc marka hore bahda ogaden today eenoo suuragalisay inaan lasocono xaladaha dhabta ah ee kasocda gayigayaga kuwo milatery&kuwo shacaba marka xigta waxaan salaan sare hawada umarinayaa cwxo ee sida dhabata ah umatalaya shacabka qiimahq badan ee reer ogadenia ee gumaysigu daashaday waxaan leeyahay allaha idin guuleeyo insha allah waad guulaysanaysaan waxaan kusoo gaba gabaynayaa guushii way dhawdee geesiyaw dadaal
#5 | ND on August 02 2012 00:49:59
Allaha idin Guuleeyo jwxo Aamiin
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.81 seconds 7,290,439 unique visits